Henry oo qaba in Arsenal iyo Man City ay fursad u haystaan in ay u soo gudbaan wareegga 8deeda ee horyaalka qaaradda yurub

0
Thursday February 20, 2014 - 12:44:13 in Sports by
  • Visits: 1466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Henry oo qaba in Arsenal iyo Man City ay fursad u haystaan in ay u soo gudbaan wareegga 8deeda ee horyaalka qaaradda yurub

    xidigii hore arsenal theiry henry oo wareysi siinaayay tv sportigga ka hadlaa ayaa carabaabay in kooxaha englishka ka dhisan ee Arsenal iyo Man City ay haystaan fursad qaali ah oo ay ugu soo baxaan wareegga 8deeda ee championka tusaalaha uu henry u s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xidigii hore arsenal theiry henry oo wareysi siinaayay tv sportigga ka hadlaa ayaa carabaabay in kooxaha englishka ka dhisan ee Arsenal iyo Man City ay haystaan fursad qaali ah oo ay ugu soo baxaan wareegga 8deeda ee championka tusaalaha uu henry u soo qaaday ayaa qayb ka ah tii dhacday oo kale ee sanadkii hore ka dib markii bayern munich lagu qaraacay Allianz Arena . "haa waa sax arsenal wey awoodda in ay badiso arsenal waa koox weyn inkasto bayern an ka liidi karin hada ayuu yiri henry. Waxaa la arkaayay ciyaaryahaano ka tirsan arsenal oo xalay markii uu ozil rigoorada qasaariyay hoos u fiiriyay.

Henry ayaa ugu dambeyntii ka hadlay kaarkii casaanka arsenal iyo kan man city wuxuuna yiri " sida garsooraha uu yiri ayaa kun jeer ka weyn in nin aniga oo kale oo garsoore ee deeyo.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip