
0
Kooxda Olympaucos ayaa waxa caro kala dul dhacday Red Devils lugta koowaad ee wareega 16ka Champions kaddib markii ay 2-0 gurigeeda ay kusoo garaacday.
Moyes ayaa gacmaha kor u tagaay markii uu kulanka dhamaaday waxana uu sheegay in kooxdiisa aysan waxba u qalmin ciyaartii xalay ka dhacday garoonka Karaiskakis Stadium.
Macalinkii hore ee Everton ayaa yiri: "Waa ciyaartii ugu xumeyd yurub oo aan soo bandhignay waxab uma aanan qalin”.
Hadaba Tababare Moyes ayaa garoonka iskaga baxay asagoo xanaaq iyo murugo ka muuqato asagoona ka shalaay kadib markii uu shalay uu sheegay in uu heysto ciyaariyahaano oo ku tashanayo guulna uu soo gaarayo.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392241
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84155
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 68013
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55557
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54071
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50405
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44311
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43673
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38799
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38260
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1783
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2337
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2141
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1895
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1985
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1881
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1944
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2401
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2382
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2115
Tababare moyes oo ka xanaaqay guul-daradii xalay dhahayna...
Macalinka Manchester United David Moyes ayaa muujiyay sida uu uga xanaaqsan yahay qaabciyaareedkii liitay ay kooxdiisu xalay ku soo bandhigtay dalka Greece.