Arsenal oo la garaacay iyo Tababare Winger oo yaaban

0
Saturday March 01, 2014 - 21:27:16 in Sports by
  • Visits: 2652
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal oo la garaacay iyo Tababare Winger oo yaaban

    Kooxda Arsenal ayaa waxaa cashir lama ilaabaana u dhigtay Kooxda Stoke City kadib markii ay kaga badisay 1-0.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Arsenal ayaa waxaa cashir lama ilaabaana u dhigtay Kooxda Stoke City kadib markii ay kaga badisay 1-0. Tababaraha kooxda Arsenal Winger ayaa waxaa kasoo heray indho iyo jees jeesi kadib markii ay kooxdiisa dibir kala kulantay Kooxda Stoke City.

Arsenal waxa ay tartan xoogan kula jirtay Kooxda chelsea balse dibir ku dhacday awgeed ay iminka afar dhibcood hoos kaga dhacday Kooxda Chelsea.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip