Barcelona iyo Almeria oo caawa lasugayo

0
Sunday March 02, 2014 - 11:26:56 in Sports by
  • Visits: 1774
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona iyo Almeria oo caawa lasugayo

    Waxaa lasugayaa Ciyaar aad u xiisa badan oo dhexmari doonto Kooxaha Barcelona iyo Almeria ayadoona taageerayaal aad u faradan ay isku diyaarinayaan iminka daawashada ciyaartaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa lasugayaa Ciyaar aad u xiisa badan oo dhexmari doonto Kooxaha Barcelona iyo Almeria ayadoona taageerayaal aad u faradan ay isku diyaarinayaan iminka daawashada ciyaartaasi.

Barcelona iyo Almeria oo ah laba kooxoo oo heysta xidigo waaweyn ayaa la filayaa in ay ciyaar caawa ku dhexmarto garoonka Camp Nou oo ah garoonka ay ku ciyaaraan xidigaha Barcelona.

Line-Upka ugu Macquulsan ee Labada kooxood ayaa waxa uu noqon karaa?

Barcelona : Valdes ; Alves , Puyol , Mascherano , Alba ; Xavi , Iniesta , Busquets ; Neymar , Sanchez , Messi.

Almeria : Esteban ; Rafita , Trujillo , Torsiglieri , Dubarbier ; Verza , Azeez ; Soriano , Vidal , Suso ; Zongo.


AQRISTE SIDEE U ARAGTAA CIYAARTAAN CAAWA DHEXMARI DOONTO KOOXAHA Barcelona IYO Almeria?



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip