Is reeb reebka koobka Euro 2016 iyo kooxaha toddobaadkan u soo baxay

2
Wednesday September 10, 2014 - 16:51:03 in Wararka by
  • Visits: 2360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Is reeb reebka koobka Euro 2016 iyo kooxaha toddobaadkan u soo baxay

    Waxaa garoomada dalalka Yurub ka dhacay kulumada Xulalka ay ugu soo baxayaan isreeb reebka koobka Euro 2016 ee lagu qabanayo France, iyadoo la shaaciyay kooxaha ugu horeeya ee toddobaadkaan soo baxay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa garoomada dalalka Yurub ka dhacay kulumada Xulalka ay ugu soo baxayaan isreeb reebka koobka Euro 2016 ee lagu qabanayo France, iyadoo la shaaciyay kooxaha ugu horeeya ee toddobaadkaan soo baxay.
Waxaa garoomada dalalka Yurub ka dhacay kulumada Xulalka ay ugu soo baxayaan isreeb reebka koobka Euro 2016 ee lagu qabanayo France, iyadoo la shaaciyay kooxaha ugu horeeya ee toddobaadkaan soo baxay.

Marka la eego guulihii Germany, England iyo Spain ayaa ka dhigtay in boos ay ku yeeshaan xiddigaha ugu fiicnaa toddobaadkan xulalka Yurub, iyadoo ay soo baxeen kooxo aan laga fileynin inay noqdaan kuwa ugu horeeya.

Inkasta oo xulka Italy uu badiyay maku yeelan halkan ciyaaryahan balse waxaa ay guul daro ku dhacday dalalka Holland iyo Portugal kaddib markii dhulka lagu jiiday.

Kooxda ugu fiicneyd toddobaadkan waa kuwan.

Antonis Giorgallides

Sergio Ramos, Mergim Mavraj,Theodor Elmar Bjarnason,Leighton Baines
Taulant Xhaka,Luka Modric , Aiden McGeady , Ikechi Anya
Robert Lewandowski,Thomas Muller.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip