Cayaaryahan ee badalka u noqon karta Steven Gerrard oo Liverpool arkootey

0
Saturday January 03, 2015 - 12:54:51 in Wararka by
  • Visits: 3003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Cayaaryahan ee badalka u noqon karta Steven Gerrard oo Liverpool arkootey

    Kooxda Kubada Cagta Liverpool ayaa soo saartay magacyada Cayaaryahanada badalka u noqon kara Cayaaryahankeeda Steven Gerrard kaas oo lafilayo inuu ka dhaqaaqo Garoonka Anfield kadib markii uu go aan ku gaaray inuu isaga kooxdaas oo uu 17 sano usoo ca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Kubada Cagta Liverpool ayaa soo saartay magacyada Cayaaryahanada badalka u noqon kara Cayaaryahankeeda Steven Gerrard kaas oo lafilayo inuu ka dhaqaaqo Garoonka Anfield kadib markii uu go aan ku gaaray inuu isaga kooxdaas oo uu 17 sano usoo cayaarayey.
Liverpool 5 ta Cayaaryahan ee ay doonayaan in mid kamid ah ay kubadalaan Steven Gerrard waxaana kamid ah Magacyada ay soo bandhigeen Cayaaryahano qaali ah isla markaana aysan macquul ahayn in aqbalaan Liverpool sababtoo ah waxaa doonaya kooxo waa weyn oo aad lacag badan waxaana Cayaaryahanadaas Paulo Pogba.

Hadaba waa kuwee 5 taan laacib ee Liverpool ay dooneyso.

ROSS BARKLEY

PAUL POGBA

MORGAN SCHNEIDERLIN

FABIAN DELPH

HENRIKH MKHITARYAN

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip