EX MADAXWEYNE FAROOLE OO SI DIIRAN LOOGU SOO DHAWEYAY HARGEYSA (SAWIRO)

0
Monday July 20, 2015 - 14:06:05 in Wararka by Maxamud Sh: Axmed
  • Visits: 1970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    EX MADAXWEYNE FAROOLE OO SI DIIRAN LOOGU SOO DHAWEYAY HARGEYSA (SAWIRO)

    Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ka degay Magaalada Hargaysa. Waxaan halkaasi sidiiran ugu soo dhaweyay waxgaradka. siyaasiyiinta iyo shacabka Maamulka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ka degay Magaalada Hargaysa. Waxaan halkaasi sidiiran ugu soo dhaweyay waxgaradka. siyaasiyiinta iyo shacabka Maamulka Somaliland.

Salaadiin iyo Cuqaal ayaa ku soo dhaweeyay madaarka Magaalada Hargaysa, iyadoo Warbaahinta loo diiday inay muuqaal ka duubaan Safarka Faroole uu ku tagay Magaalada Hargaysa.

Xukuumadda Somaliland ayaa wali hadlin safarka madaxweynihii hre maamulka puntland uu ku tagay Hargaysa, hase yeeshee dadkii soo dhaweyntii kaqeyb galay ayaa sheegayay in arimaha uu u tagay ay tahay arimo qoys iyo tacsida xaaskiisa hore.

Cabbiraxman Faroole wiil uu dhalay ayaa ku dilay hooyadiisa Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland.




Img Description

Img Description

Img Description
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip