Wasiir ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed oo Eedeyn u jeediyay Shariif Xasan

0
Thursday December 31, 2015 - 01:10:20 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed oo Eedeyn u jeediyay Shariif Xasan

    Wasiir ku xigeenka maaliyada maamulka Koofur Galbeed ayaa dhaliil u jeediyay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aada, isaga oo ku eedeeyay in beeshiisa lagu yareeyay xildhibaanadii dhawaan lasoo xulay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir ku xigeenka maaliyada maamulka Koofur Galbeed ayaa dhaliil u jeediyay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aada, isaga oo ku eedeeyay in beeshiisa lagu yareeyay xildhibaanadii dhawaan lasoo xulay.
Wasiir ku xigeenka oo ka soo jeeda beesha Shiiqaal ayaa sheegay in beesha ay degto deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayna yihiin kuwo ku badan gobolka.

Wuxuu sidoo kale sheegay in beelaha kale ee daga deegaanada Shabeelaha Hoose ay heleen saamiga ay ku lahaayeen baarlamaanka maamulka Koofur galbeed.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip