Ciidamada Itoobiya Oo Isaga Baxay Degaanka Galcad Oo Ka Tirsan Gobolka Galgaduud

0
Monday July 04, 2016 - 15:17:21 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1703
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Itoobiya Oo Isaga Baxay Degaanka Galcad Oo Ka Tirsan Gobolka Galgaduud

    Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa Saaka iskaga baxay Degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud,halkaas oo ay Fariisimo ku lahaayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa Saaka iskaga baxay Degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud,halkaas oo ay Fariisimo ku lahaayeen.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya ay Magaalada uga Ruqaansadeen dhanka Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Degaanka Galcad ay soo galeen Al-shabaab oo hadda ay Gacanta ku hayaan.

Ujeedka ay Ciidamada Itoobiya uga baxeen Degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud ayaan weli la ogeyn,balse ma cusba in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda dowladda ay ka baxaan Degaano horay Al-shabaab looga qabsaday.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip