War Deg Deg Ah:-Musharax C/raxmaan Faroole Oo Goordhow Tanaasulay

0
Tuesday February 07, 2017 - 12:47:14 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Musharax C/raxmaan Faroole Oo Goordhow Tanaasulay

    War hada kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Warsheekh.com ayaa sheegaya inuu Goordhow Tanaasulay Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo kamid ahaa 23 Musharax oo doonayay inay noqdan Madaxweynaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War hada kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Warsheekh.com ayaa sheegaya inuu Goordhow Tanaasulay Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo kamid ahaa 23 Musharax oo doonayay inay noqdan Madaxweynaha Soomaaliya.

C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland oo maanta Saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu ka Tanaasulay u Tartanka Xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Musharaxa maanta ku dhawaaqay inuu Tanaasulay ee C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa kamid ahaa Musharaxiintii xalay heshiiska ku gaaray Magaalada Muqdisho.

Maalinta Berri oo ah 8-da Bisha February ayaa loo Madlan yahay inay dhacdo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip