Ogow sababta Madaxweyne Xaaf Mooshinka looga gudbiyay

0
Saturday October 13, 2018 - 10:51:44 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogow sababta Madaxweyne Xaaf Mooshinka looga gudbiyay

    Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug garabka ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegeen in Mooshin ay ka gudbiyeen Madaxweyne Xaaf.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug garabka ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegeen in Mooshin ay ka gudbiyeen Madaxweyne Xaaf.

Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Xildhibaanada waxa ay u gudbiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi.

Xildhibaanada Mooshinka gudbiyay ayaa waxa ay gaarayan ilaa iyo 60-Xildhibaan, waxaana soconaya kulamo u dhaxeeya Xildhibaaanada ku sugan Magaalada Dhuusamareeb.

Waxaa la sheegay in Xildhibaanada sababta ay Mooshinka uga gudbiyeen Madaxweynaha Galmudug ay tahay Khilaaf ka dhashay Magacaabista Golaha Wasiirada oo lagu saleynayo Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna ay wada galeen.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip