Tacsi: Dhamaan Culumada Reer Faqi Siyaasiinta, Xildhibaanada Qaranka ee reer Banaadiri

0
Saturday February 13, 2010 - 14:46:39 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Dhamaan Culumada Reer Faqi Siyaasiinta, Xildhibaanada Qaranka ee reer Banaadiri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

 

inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuun alaha u naxariisto wasiirka dhalinyarada iyo isboortigaee xukuumadda federaalka kmg ee soomaaliya marxuuum suleymaan colaad rooble oo shalay galab ku geeriyooday dalka sacuudi caraabiya ka dib markii dhaawac culus ka soo gaaray qaraxii naxariisdarada ahaa ee ka dhacay hoteel shaamow 3 dec ee sanadki aan soo dhaafnay
 
waxaana tacsi u diraaya qoyskii uu ka geeriyooday iyo xukuumadda federaalka kmg ah odayaasha dhaqanka beelaha banaadir culuma.udiinka reer faqi siyaasiinta reer banaadir iyo xildhibaanada qaranka ee reer banaadir
 
ugu horeyntii
1) sh. cali cumar abati binfaghi oo ah guddoomiyaha golaha aqoonyahanada iyo culuma udiinka reer faqi ahna xoghayaha dariqada rufaaciya
2)xoghayaha dhaqanka beelaha banaadir axmed iikar xaaji cabdulaahi
3)malaaq mahdi xaaji nuurow
4)malaaq abuukar xaaji aweys
5)nabadoon shariif cabdulaahi sayid cali
6)malaaq abuukar xaaji aweys (abba sokor)
7)malaaq suufi muude cali(buwe muude)
 8)sheekh cabduraxmaan xaaji axmed guddoomiyaha dariiqada rufaaciya
9) sheekh saalim cumar weli naaibka dariiqada rufaciya
10) xildhibaan caamir axmed maxamed (jakeeti)
11)xildhibaan cali axmed maxamed(cali faanto)
12) xildhibaan saalax ismaaciil saqaawe
13)xildhibaan garwayne kuulow aweys
14) xildhibaan maxamed sh cali (oobo)
15)duqa culumada reer faqi dr.maxamed cabdulqaadir maxamed
16)coll abaakur sheekh abuukar (coll baffo)
17)dr.cusmaan abuuukar mahdi
18)saciid maxamed faqay
19)k/x duqa culamada reer faqi xaaji muxidiin xaaji xuseen
20)eng aweys cadde maxamed
21) k/x golaha aqoonyahanada iyo culuma udiinka reer faqi mudane bashiir maxamed cabdulqaadir
waxaanm ilaahey uga baryeynaa saaxiibkeena marxuum suleymaan colaad rooble in uu ilaahey janaddii fardowsa alaha ka waraabiyo intii uu ka geeriyooday samir iyo iimman alaha ka siiyo kuli nafsin daaiqatul mowt
 
inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuun
 
w.q dr .ali omar abati binfaghie
 
email is dr.abatialfaghi@hotmail.com
 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip