
0
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Wariye Maxamud Axmed Xasan (Xuurshe oo Walaalkiis Cisman Axmed Xasan (Caato) oo ku geeriyooday Dalkia Konfur Afrika waxana eebe looga baryayaa in uu ka waraabiyo Janatu Fardowsa
Tacsi tan lamid ah ayaa waxa dirayo, dhamaan Wariyayaasha Radio Somaliweyn iyo Maamulkaba waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe) oo walaalkiis Cismaan Axmed Xasan (Caato) uu ku geeriyooday Dalka Koonfur Afrika, waxayna alle uga baryayaan inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392117
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84059
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67905
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55450
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53958
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50317
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44218
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43571
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38567
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38146
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1632
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2154
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1963
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1746
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1793
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1722
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1784
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2225
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2161
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1901
Tacsi Tiiraanyo Leh, Marxuum Cisman Axmed Xasan (Caato) oo ku geeriyooday Dalka K/Afrika