Tacsi: Dhamaan Maamulka & Shaqaalaha Shabakada Warsheekh Waxey Tacsi udirayaan Marxuum Axmed Xasan oo Muqdisho ku geeriyooday.

0
Monday August 09, 2010 - 20:20:49 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1804
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Dhamaan Maamulka & Shaqaalaha Shabakada Warsheekh Waxey Tacsi udirayaan Marxuum Axmed Xasan oo Muqdisho ku geeriyooday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey tacsi tiiraanyo leh Hawada umarinayaan dhamaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah unaxariistee marxuum Axmed xasan oo ku geeriyooday magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Hadaba geerida kutimid marxuumka oo si gaar ah looga tacsiyeenayo Maxamed Axmed Xasan oo kamid ah howlwadeenada Shabakada Warsheekh Xafiiskooda muqdisho ayaa waxa eebe looga baryayaa Mr Xuurshe iyo dhamaan ilmo Axmed Xasan in eebe Arsuqo samir iyo iimaan, marxuumkana eebe ka dhigo kuwii hela Raxmadi Alle.

Alaah Unaxariistee Marxuum Axmed xasan waxa uu kamid ahaa Muwaadiniinta somaliyeed ee sida hagar la’aanta ahaa ula soo shaqeeyay dowladihi soo maray dalka, Gaar ahaan waxa uu ka mid ahaa Ciidamadi qalabka siday ee Jamhuuriyada Somaliya waxa uuna marxuumka marki uu dhimanayay da’diisa aheed 70 jir

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip