
0
INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan Eheledii iyo Qaraabaddii uuu ka geeriyooday Alaha unaxariistee marxuun Ahmed Hassan oo ku dhowaan ku magaalada Warsheekh ee gobalka Sh/Dhexe.
Waxaa si gaar ah Tacsi loogu diraayaa Tafaftiraha Websidka Somaliweyn Suxufi Xuurshe oo uu Aabbe u ahay marxuunka dhintay, waxaana Ilahay looga baryayaa in uu marxuunka ka waraabiyo Janatul Fardowsa. Aamiin, Aamiin Aamiin.
Abdulle Hassan Nurow
Abdulle_02@hotmail.com
Rochester, MN.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392156
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84087
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67935
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55478
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53985
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50342
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44241
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43600
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38629
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38176
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1680
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2217
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2018
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1788
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1856
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1769
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1831
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2279
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2224
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1972
Somalida ku dhaqan Rochester oo Tacsi udireeso Wariye xuurshe oo Aabihiis Geeriyooday