Tacsi

Cali Maxamed Weheliye (Cali waqoyi)

0 Visits: 10350 | Sunday April 22, 2012 - 07:22:22
Waxaan Halkan Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Eheliyadii iyo Qaraabada Geerida ku timid Marxuum Nabaddoon Cali Maxamed Weheliye (Cali waqooyi) oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho waxaan leeyahay Marxuumka ilaahay Naxariistii Janatul Firdowsa haka waraabiyo Ehelkii iyo Awlaadii uu ka tegayna ilaahay…

Read More »

Besha Mudulod Switzerland

0 Visits: 9057 | Sunday April 15, 2012 - 09:57:13
Innaa lillaahi waa innaa illayhi Raajicuun Dhamaan Beesha Mudulood ku nool ee wadanka Switzerland waxay uga tacsiyeeynayaa Dhamaan eheladii iyo Aqaariibkiisa Geerida ku timid ilaahay haw naxariistee Marxuumka Dr C/laahi xuseen Maalin oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho taariikhdu markeey aheyd 13/04/2012…

Read More »

Hoyo Kaltuno Sh: Cabdi ow Cumar

1 Visits: 7987 | Saturday April 14, 2012 - 13:40:05
Inaa lilaah wa inaa ileehi Raajicuun, Geeridu waa xaq waxa habeenki xalay ahaa magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya ku geeriyootay Allaah Unaxariiste Hooyo Kaltuumo Sheekh C/raxman Ow Cumar.

Read More »

Hoyo Mako Xasan Afrax.

0 Visits: 7913 | Saturday April 14, 2012 - 13:31:54
Tacsi: inaa lilaah wa inaa ileehi raajicuun, dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada warsheekh waxey tacsi tiiranyo leh udirayaan dhamaan ehelka iyo qaraabadi ee ka geeriyootay alaah unaxariistee hooyo Mako Xasan Afrax oo ku geeriyooday degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Read More »

Naadiga Midnimo & Jaliyda Sweden

0 Visits: 6136 | Friday April 06, 2012 - 02:52:04
Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun waxa halkaan tacsi si wadajir uga diraya dhamaan maamulka, Ciyaartoyda iyo taageerayaasha Naadiga Midnimo iyo waliba Jaaliyada Soomaalida Sweden iyagoo bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan bahda Isboortiga uga tacsiyeenayo geeridi kutimid alaah unaxariiste hogaamiyaashi…

Read More »

Abduqadir Max'ed ”Abraar”

0 Visits: 6889 | Tuesday April 03, 2012 - 07:57:49
Dhambaal Tacsi Ah Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Waxaa Shalay oo Taariikhdu aheyd 01-04-2012 ku geeriyooday Isbitaalka Rigshospitalet oo ku yaal Magaalada Copenhagen/DK Allaha u naxariistee Marxuum Cabduqaadir Maxamed Xasan oo loo yaqaanay "Abraar". Sidaas darteed dhamaan Jaalliyada Mudulood…

Read More »

Max'ed Sh: C/qadir Sh: C/man

0 Visits: 5088 | Monday April 02, 2012 - 17:48:45
Inaa Lilaah wa inaa ileehi raajicuun, Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa halkaan tacsi tiiraanye leh uga dirayaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah unaxariistee Marxuum Maxamed Sheekh C/qaadir Sheekh C/raxman (Celi) oo saakay ku geeriyooday Muqdisho.

Read More »

Tacsi Xinkey Xaaji Dalfac

0 Visits: 5605 | Sunday March 04, 2012 - 08:40:14
waxaan halkaan uga tacsiiyeyneynaa dhamaan reer dalfac iyo reer raage geeridii ku timit walaalkeen xinkeey xaaji dalfac oo gacan ka xaqdaran eey ku dishey muqdisho waxaan leenahay ilahey naxariistii jano hasiiyo aamin aamin

Read More »

Tacsi: Marxuum Sh Maxaadow oo maanta ku geeriyooday Nairobi

0 Visits: 3212 | Monday January 23, 2012 - 18:48:30
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Allaah Unaxariisto Geeridu waa xaq qofkastana waqtigiisa un buu sugaa waqtine loogu dari mayo Qaatumada Allaah inoo suubiyo Aaamiin Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Sh Maxamed Sh Axmed Sh Ibraahim Xaaji Axmed Sh Abiibakar Bin Mixlaar…

Read More »

Abkow Maxaa xusen kugeriyoday Warsheekh

0 Visits: 2513 | Saturday January 07, 2012 - 18:04:26
Innnaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun Geeridu wa xaq qofkastana waqtigii loogu talagalay ayuu Dhimanaa Inta dhimatayne Allaah U naxariisto Annagane kuwo dariqa toosan Allaah na qaadsiiyo Aaamiin.

Read More »

Jaaliyada Rochester Minnesota oo tacsi u diraya Ehelada Marxumad Xaliima Cumar Axmed

0 Visits: 2506 | Tuesday December 20, 2011 - 09:44:27
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN GEERIDU WAA XAQ QOF KASTA WAQTIGA LOO QADAR AYEY DHIMANEE QAATUMADEENA ALLAAH SUUBIYO AAMIIN INTA DHIMATAYNE ALLAAH U NAXARIISTO.

Read More »

Wariyaasha koonfur africa Oo Tacsi u dirayo Wariye nuur ismaaciil sheikh oo aabihii nairobi ku geeriyooday.

0 Visits: 4210 | Tuesday October 11, 2011 - 11:43:09
wariyaasha ku sugan koonfur africa iyo saxafiyiin kale oo tacsi u dirayo wariye nuur ismaaciil sheikh oo aabihii nairobi ku geeriyooday.

Read More »

Jaaliyadaha Somaliyeed Oo Tacsi U Diraya Xaajiyo Fadumo Cali Wehliye

0 Visits: 2979 | Saturday September 17, 2011 - 09:20:44
Intooda badan Jaaliyadaha Somaliyeed ee ku dhaqan Waqooyiga Ameerika, gaar ahaan goballada iyo magaalooyinka kala ah.

Read More »

Tacsiiyo Tiiraanyo leh Oo loo Diraya Xajiyo Faadumo Cali Wehliye

0 Visits: 3526 | Saturday September 17, 2011 - 09:06:41
inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun waxaan halkaan tacsiiyo uga direynaah hooyo faadumo cali wehliye oo ku geeriyootay wadanka kenya gar ahaan neyrobi waxaane lee nahay ilaahey naxariistiisa jano hasiiyo aamin aamin eheladii eey ka tagtey samir iimaan ilaahey haka siiyo waxaan si gaar ah ugu tacsiiyeyneenaa…

Read More »

Tacsi:Axmed Cumar Gaab

0 Visits: 3194 | Wednesday September 14, 2011 - 08:40:19
Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Alaah Unaxariistee waxa Habeenki xalay ahaa ku geeriyooday Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe Marxuum Axmed Cumar Gaab.

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun!

1 Visits: 6339 | Wednesday August 24, 2011 - 13:12:30
Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika iyo Yurub, waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraayaan dhammaan Culumaa'udiinka Soomaliyeed meelkasta oo ay dunida ka joogaan, Qaranka, Shacabka Soomaliyeed, Qaraabadii iyo Eheledii uu dhowaan ka Geeriyooday Caalimkii weynay Allaha unaxariistee Al…

Read More »

Tacsi: Marxuum Sacid Max'ed Xusen Roble (xmrcade)

0 Visits: 4688 | Sunday August 21, 2011 - 22:49:37

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh: Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun

0 Visits: 3666 | Friday June 03, 2011 - 17:17:36
Tacsi Tiiraanyo Leh: Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun

Read More »

jaaliyada Switzerland oo Tacsi Diraanyo leh Diraya

0 Visits: 3819 | Saturday May 21, 2011 - 13:29:16

Read More »

Jaaliyada Mudulod Ee hHolland oo Tacsi diraanyo leh Diraya

0 Visits: 3959 | Thursday May 19, 2011 - 21:21:55

Read More »

Jaaliyada Mudulood ee Switzerland Tacsi Tiiraanyo leh Diraya

0 Visits: 4623 | Friday May 13, 2011 - 10:46:34

Read More »

Dhambaal Tacsi oo ka yimid Jaalliyada Mudulood Aarhus/Denmark

0 Visits: 3542 | Friday May 13, 2011 - 10:35:28

Read More »