Siyaaro

Daawo Video Siyaarada Sh: C/raxman Sh: Cumar ee sanadki 1997-di

0 Visits: 4063 | Monday April 01, 2013 - 12:57:32
Halkaan Hoose kadaawo dhamaan qeybaha ee ka koobantahay SIyaarada Sheekh C/raxman Sheekh Cumar ee sanadki 1997-di lagu qabtay degmada Warsheekh iyadoo sanadkaanina ee xaadir ahaayeen culimo waa weyn oo hada aan dunida joogin .

Read More »

Daawo Sawirada Siyaarada Sheekh Xasan Yusuf ee Wadanka Kenya

0 Visits: 5452 | Wednesday March 27, 2013 - 01:37:04
Magaalada Makiin ee Wadanka Kenya ayaa waxa lagu soo qatimay Siyaarada Caalimki weynaa ee islaamka gaar ahaan Soomaaliya Fadiilatu Sheekh Xasan Yuusuf.

Read More »

Siyaaradi Suufi Bisle ee Wadanka Konfur Afrika (Daawo Sawiro)

0 Visits: 3323 | Tuesday March 12, 2013 - 23:15:05
Waxa sida caadada aheyd sanad walba xiligaan oo kale lagu qabtaa Xaafada Bellville Magaalada Capetown Wadanka Konfur Afrika siyaaradi Suufi Bisle .

Read More »

Siyaradi Sheekh Cabdiqadir Jiilaani ee magalada Nairobi (Sawiro).

0 Visits: 3264 | Sunday February 24, 2013 - 16:30:17
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay maalinimadi Jimcada Siyaaradi Sheekha weyn ee Caalamu Islaamka aadka looga yaqaano sida weyna ugu soo halgamay diinta Islaamka, Asayid Sheekh Cabduqaadir Muuse ( Sheekh Cabduqaadir Jiilaani).

Read More »

Siyaradi Sh: Ooyaaye & Sh: Seylici oo lagu qabtay Nairobo (Sawiro)

0 Visits: 3679 | Monday February 18, 2013 - 12:06:05
Xuska siyaaradka Sheekh C/raxman Seylici iyo Sheekh Ooyaaye ayaa lagu qabtay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi.

Read More »

0 Visits: 1376 | Monday February 11, 2013 - 21:45:50

Read More »

Hurdaaye

0 Visits: 1336 | Monday February 11, 2013 - 21:45:43

Read More »

Magalada Muqdisho oo si cajiib ah logu qatimay Mowliidka (Sawiro)

0 Visits: 3566 | Monday February 11, 2013 - 01:43:07
Iyadoo Gabo gabo ee mareyso Bisha Barakeysan ee Mowliid oo ah bishi uu dhashay Nabigeeni Maxamed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa alaah Yeele. Ayaa waxa sii soconayo munaasabadaha lagu weyneenayo bisha barakeysan ee Mowliid.

Read More »

Mowliid Qatinka Reer Sheekh Cabdi Ow Cumar ee Nairobi (Sawiro)

0 Visits: 3695 | Friday February 08, 2013 - 01:25:39
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay Mowliid Qatin ee sameeyeen Jameecada reer Sheekh Cabdi Cumar gaar ahaan Jameecada reer Maxamed Nuur Bin Luqmaan oo hogaaminayo saaxibul sijaadaha Sh Shanyaalow Sh Maxamed Nuur Bin Luqmaan, iyo Sheekh Cisman Sheekh Muxumed Sheekh Cabdi Ow Cumar.

Read More »

Xuska Dhalashada Nabiga (CSW) Magaalada Zurich (Sawiro)

0 Visits: 4267 | Wednesday February 06, 2013 - 03:05:09
Sawiraadi mowliidka ee magalada Zurich ee dalka Swizerland 02.02.13 waxaa soo qabanqaabiyay xafladan ee dhalashada nabigeena csws culimaa udiinka ee ahlusuna waljamaaca ee dalka swiszerland waxaana ka qayb qaatay indheer garadka aqoon yahanada dhalin yarada hooyooyinka iyo dhamaan bulshada qaybaheeda…

Read More »

Magaalada Stockholm oo lagu dhigay Dhalashada Nabiga (NNKH)

0 Visits: 2945 | Monday February 04, 2013 - 09:21:07
Waxaa Lagu Qabtay Magaalada Stockholm ee wadanka -Sweden Munaasabad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena(NNK).

Read More »

Daawo Sawirada Siyaarada Sh: Muxyadiin Maclin Mukaram

0 Visits: 4608 | Friday February 01, 2013 - 00:08:48
waxaa maanta oo taariikhdu tahay 29/1/2013 17/3/1434 waxaa qabuuraha sh muxyadiin maclin mukaram lagu qabtay siyaaraddii mufti bilaad sh maxamed muxyadiin maclin mukaram oo sanad walba lagu qabto qabriga uu sheekhu ku aasan yahay

Read More »

Xaflada Mowlidka Nabiga NNKH oo lagu qabtay Göteborg Sweden

0 Visits: 2798 | Tuesday January 29, 2013 - 03:14:38
axaa lagu qabtay magaalada gotenberg ee wadanka Swden xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna maamuusayay dhalashada Nabiga NNK. Xafladda oo ay ka soo qayb galeen culimaa,u diin iyo dadweyne aad u tiro badan ayaaa waxaa laga soo jeediyey muxaadaraad aad iyo aad u qiimo badan kuwaasoo ay garab socdeen…

Read More »

Sidee Nabiga (NNKH) looga xusay Nairobi (Sawiro)

0 Visits: 2747 | Tuesday January 29, 2013 - 01:52:20
Dhalashada Nabigeena Suuban ee Muxamad Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee ayaa laga xusay Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya.

Read More »

Asharaafta Reer Nairobi oo xustay Subanaha (CSW) “ Sawiro)

0 Visits: 4746 | Sunday January 27, 2013 - 11:46:01
Magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi oo kamid ah magaalooyinka ee kubadan yihiin Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ayaa waxa sanadkaani si gooni gooni ah iyo wadajirba uga dhacaya xusas lagu weyneenayo maalinta uu dhashay Nabigeeni Muxamad (CSW) oo sanad walba xiligaan oo kale dabaal degyo waa weyn…

Read More »

Cabudwaaq iyo sida looga xusay Nabigeena Maxamed (CSW)

0 Visits: 2243 | Friday January 25, 2013 - 01:02:17
Dibad bax balaaran oo lagu soo dhawaynayay maalinta xuska dhalashada nabigeena Muxamad NNKH ayaa maanta kadhacday magaalada Caabudwaaq dibad baxaan oo ahaa kii ugu waynaa ee soomara magaalada Caabudwaaq lagu soo dhawaynayo maalinta xuska dhalashada nabigeena muxamad NNKH ayaa waxaa soo qaban qaabiyay…

Read More »

Dhalashada Nabiga (CSW) Muqdisho

0 Visits: 2055 | Friday January 25, 2013 - 00:29:45
Munaasabad si heersare ah ee usoo agaasimeen Culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac gaar ahaan Jameecada Reer Sheekh Cabdiraxman Ow Cumar laguna weyneenayo dhalashada Rasuulkeena Maxamed (CSW) oo sanada walba bishaan oo kale lagu xuso daafaha caalamka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada…

Read More »

Siyarada Sh; Aweys Sh: Muxyidiin Sh: Aweys Dheere

0 Visits: 4421 | Tuesday January 22, 2013 - 23:27:08
Daawo Sawirada Siyaarada Sheekh Aweys Sheekh Muxyidiin Sheekh Dheere oo lagu qabtay Xarunta Sheekha ee Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho

Read More »

Siyaro Sh: Suufi (Nairobi)

0 Visits: 3633 | Friday January 18, 2013 - 15:01:20
Xuska Shiikha caanka ah ee Sh Cabdiraxman Suufi oo aalaaba xilligaan oo kale lagu qabto daafaha Caalamka gaar ahaan magaalada tan Nairobi ee dalka Kenya

Read More »

Xuska Dhalashada Nabiga (CSW) ee Nairobi

1 Visits: 2575 | Friday January 18, 2013 - 14:14:45
Iyadoo eenu kujirno bishi sharafka usaaxibka aheed ee Mowliid kuna beegan bisha uu dhashay Subanaheeni Nabiyulaahi Muxamed (CSW), ayaa waxa durba ka bilowday caalamka dabaal degyada lagu weeneenayo dhalashada Nabigeeni Muxumad (NNKH).

Read More »

Siyaro Sh: Sufi Q.2ad "Muqdisho"

0 Visits: 4256 | Wednesday January 16, 2013 - 15:13:19
Kusoo dhawaada qeybti labaad Muuqaalo aan idinkaga soo diyaarinay Banaanbaxa Siyaarada Sheekh C/raxman Suufi ee lagu qabtay magaalada Muqdisho

Read More »

Siyaro Sh: Sufi Q.1ad "Muqdisho"

0 Visits: 5994 | Tuesday January 15, 2013 - 01:41:29
Waxaan sidaa hore idinkaga balan qaadnay amaba aad inooga barateen inaan idin soo gudbino muuqaalada ugu dambeeyay ee aan kasoo qaadno xusaska aalaaba lagu weyneeyo masha'iqdeena Soomaaliyeed ayaa waxa iminkana idin soo gudbin doonaa muuqaalada kowaad ee siyaaradi Shiikheena Sheekh C/raxman Suufi…

Read More »