Tahniyad Aroos:Ibrahim Cali Xasan & Haboon Aadan Xasan

0
Sunday March 31, 2013 - 12:57:16 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos:Ibrahim Cali Xasan & Haboon Aadan Xasan

    Anagoo ah dadka hoos ku qoran oo ka kooban waalid, walaal iyo asxaab waxaan halkaan hambalyo uga direeynaa arooska iyo aroosadda , farta iyo faraantiga, mudanaha iyo marwada sare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anagoo ah dadka hoos ku qoran oo ka kooban waalid, walaal iyo asxaab waxaan halkaan hambalyo uga direeynaa arooska iyo aroosadda , farta iyo faraantiga, mudanaha iyo marwada sare
Tahniyad Aroos:Ibrahim Cali Xasan
&
Haboon Aadan Xasan

oo dhowaan ku aqalgalay magaalada gothenborg ee dalka sweden, arooskaas
oo ku dhacay jawi farxad iyo raynrayn leh oo dadkii ka soo qaybgalay ay u wada
riyaaqeen. Dadka hambalyadda diraaya waxay kala yihiin:-

Hooyo Axado axmed iyo Hooyo xaliimo axmed
faadumo cali xasan iyo seygeeda iyo caruurteed
maxamed cali xasan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Abuukar cali xasaniyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Aamino cali xasan iyo maryamo xasan lugey
Adeer maxamed xasan gacaney
Adeer abukar axmed gacaney iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Adeer xaji muxamed axmed gacaney iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Axmed saney xasan iyo xaaskiisa caruurtiisa
Cabdulqadir abukar axmed iyo xaaskiisa caruurtiisa
siciid abukar axmed iyo xaaskiisa
Aamino abukar axmediyo seygeeda iyo caruurteeda
Faadumo abukar axmed iyo seygeeda iyo caruurteeda
khadiijo abukar axmed seygeeda iyo caruurteeda
luul xasan lugey iyo seygeeda iyo caruurteeda
faaduma sh muxudiin celi iyo caruurteeda
Ooyaaye maxamud xasan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
sh cabdiraxman sh muxudiin celi iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Tuurre maxamud xasan iyoxaaskiisa iyo caruurtiisa
Sayid cali macalim seerjito iyo maxamud axmed mooge
Nuur jiille xasan iyo Ismaciil xaaji muxudiin

Dhamaanteen iyo bahda webka shaaciye waxaan leenahay
wiil iyo caano gabar iyo caano, aduunka raaxo aaqirana janno.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip