Wariye Timacade oo Geeriyooday

0
Saturday October 26, 2013 - 23:56:02 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Timacade oo Geeriyooday

    Allaha u naxariistee waxaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Madiina Wariye Maxamed Maxamuud Tima Cadde oo ka mid ahaa Wariyeyaasha Telefishinka Universal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee waxaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Madiina Wariye Maxamed Maxamuud Tima Cadde oo ka mid ahaa Wariyeyaasha Telefishinka Universal. Wariye Tima Cadde ayaa u dhintay dhaawac lix xabadood ah oo qeybaha sare jirkiisa kaga dhacday markii dabley hubeysan oo gaadiid watay ay ku weerareen nawaaxiga Korontada, isaga oo watay gaari.

Dhaawiciisa ayaa lagu waday in loo qaado magaalada Kampala ee dalka Uganda, si halkaas loogu soo daweeyo.

Tima Cadde ayaa ka mid ahaa wariyeyaasha ugu fir fircoon ee magaalada Muqdisho, isagoo la soo shaqeeyay Warbaahino kala duwan oo ka mid ah Idaacadaha ku yaala Muqdisho.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip