Tacsi: Macalin Xasan Kulmiye oo Muqdisho kugeeriyooday

0
Tuesday January 28, 2014 - 12:33:52 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2780
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Macalin Xasan Kulmiye oo Muqdisho kugeeriyooday

    "Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun" Allaah Unaxariiste waxa habeenki xalay Magaalada Muqdisho kugeeryooday Macalin Xasan Kulmiye oo kamid ahaa mucalimiinta Dugsi Qur'aanka ee sida weyn looga yaqaano magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun" Allaah Unaxariiste waxa habeenki xalay Magaalada Muqdisho kugeeryooday Macalin Xasan Kulmiye oo kamid ahaa mucalimiinta Dugsi Qur'aanka ee sida weyn looga yaqaano magaalada Muqdisho. Macalin Xasan Kulmiye oo ahaay Mucalin soo saaray xufaad badan oo Qur’aanka Kariimka ah ayaa waxa inta badan noloshiisa kusoo qaatay barida Diinta Islaamka iyadoo dhamaan geerida kutimid macalinka looga tacsiyeenayo dhamaan Ehelka Qaraabada iyo Ardaydi wax ka baratay .

Hadaba Dhambaal tacsi ah ayaa waxa uu shabakada Warsheekh kasoo gaaray magaalada Capetown dalka Konfur Afrika, waxana dirayo dadka hoos kuxusan .


1. Xaaji Abuukar Suuley
2. Ow Maxamed Muxyidiin Afrax
3. Cabdi Weydow Toxow
4. Macalin Axmed Sheegsame
5. Maxamuud OW Muxumud Suufi
6. Maxamed Sheekh Cumar Sheekh Maxamed
7. Iyo guud ahaan Soomaalida Konfur Afrika

Sidoo kale maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh  waxey dhamaabl tacsi ah udirayaan alaah unaxariistee ehelka iyo qaraabadi uu kageeryooday Marxuum macalin Xasan Kulmiye iyagoo Eebe uga baryay marxuumka in Janatu Fardowso ka waraabiyo
Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip