Muxuu Madaxweyne Xasan ka codsaday John Kerry?

1
Sunday May 04, 2014 - 18:31:16 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1671
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Madaxweyne Xasan ka codsaday John Kerry?

    War qoraal ah oo laga soo saarey wasaarada arimaha dibada ee mareykanka ayaa lagu faah faahiyaay kulankii magaalada Addis Ababa ku dhex mary madaxweynaha Somalia mudane Xasan Sh Maxamuud iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee mareykanka John Kerry.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo laga soo saarey wasaarada arimaha dibada ee mareykanka ayaa lagu faah faahiyaay kulankii magaalada Addis Ababa ku dhex mary madaxweynaha Somalia mudane Xasan Sh Maxamuud iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee mareykanka John Kerry.


Sarkaal u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sheegey in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka codsaday xukumada Washington arrimo ay ka mid yihiin dhismaha ciidamada qalabka sida ee Somalia, kobcinta dhaqaalaha iyo dib u habaynta hay’adaha dowladda Somalia kulankaasi oo ay goobjoog ka ahaayeen xubno katirsan golaha wasiirada.

Hassan-Karry-480x350War murtiyeedkan ka soo baxay wasaraad arimaha dibada eemareykanka ayaa lagu sheegey in madaxweynaha Somalia uu ka faalooday marxaladihii dalka uu soo maray labaatankiis ano ee la soo dhaafay ayna ku began tahay 25 sno guuradii ka soo wareegatay burburkii doqwladii dhexe dadka somaliyeedna ay u baahanyihiin nidaam dowlada nimo isagoona cdsaday in laga kaabo sidii dalka loo gaar siin lahaa doorasho xor ahi.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in dowladdu ay horumarro ka sameysay arrimaha ammaanka ayadoo kaashaneysa ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika. Xoghaye Karry ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka dhaceen is-bedello iyo horumar dhabbaha u xaaraya in waddanku uu ka soo kabsado dhibaatada muddada dheer ka jirtay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip