"Video", Madaxweyne Xasan oo Su'aalo Xasaasi ah la weydiiyay (Dood Wadaag)

0
Monday June 16, 2014 - 11:34:06 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    "Video", Madaxweyne Xasan oo Su'aalo Xasaasi ah la weydiiyay (Dood Wadaag)

    Barnaamijka Dood wadaag ee kabaxa Tv-Universal ayaa waxa habeenki xalay marti ku ahaa Madaxweynaha dowlada Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamud iyadoo sidoo kale goob jooge ka ahaayeen Ra'isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya, gudoomiyaha Baarla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Dood wadaag ee kabaxa Tv-Universal ayaa waxa habeenki xalay marti ku ahaa Madaxweynaha dowlada Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamud iyadoo sidoo kale goob jooge ka ahaayeen Ra'isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya, gudoomiyaha Baarlamaanka, qaar kamid ah ra'isul wasaarayaashi dalka soo maray iyo marti sharaf kale oo aad ufara badan, Doodaan oo aheed tii ugu cusleed oo leesugu keeno madax talo heesa iyo kuwi booska baneeyay ayaa waxa si toos ah su'aalo loo weydiiyay madaxweyne Xasan Sheekh.

Su'aalaha oo ahaa kuwa dhinacyo badan ayaa intooda badan waxey salka kuhayeen Amaanka iyadoo omadaxweynahana si toos ah uga jawaabay dhamaan su'aalihi la weydiiyay 

Halkaan Hoose kadaawo



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip