Kuraastii Gobolada Waqooyi Oo Doorashadooda La Soo Dhameystiray

0
Tuesday February 07, 2017 - 15:44:41 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1492
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kuraastii Gobolada Waqooyi Oo Doorashadooda La Soo Dhameystiray

    Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu Doortay Labadii Kursi ugu dambeysay ee Xubnaha Aqalka Sare ee ka imaanaya Gobolada Waqooyi ee Maamulka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu Doortay Labadii Kursi ugu dambeysay ee Xubnaha Aqalka Sare ee ka imaanaya Gobolada Waqooyi ee Maamulka Somaliland.

Labadana Kursi ee Maanta la Doortay ayaa waxaa ka jira isqabqabsi xoogan oo u dhaxeeya beelaha wada daga Sool iyo Sanaag, ee Maamulka Somaliland

Kursiga ugu horeeyay ee Doorashada ayaa waxaa kusoo baxay Billaal Idiris C/llaahi oo helay cododkii ugu badnaa, isagoo noqday Xildhibaankii 53aad, sidoo kale waxaa isna kursigii ugu dambeeyay ee 54aad ku guuleystay Siciid Cabdi Xuseen waxaana sidan ku dhameystirmay xubnaha Aqalka sare oo horay qabyo u ahaa.

Maalinta Bari ah ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ay ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip