Maqaallo

Waa maxay sababta horjoogayaasha Al-shabaab dawladu Rooga-Cas ugu dhigtaa,dhalinyartana Tiirka Toogashada lootagaa?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.

0 Visits: 5179 | Tuesday August 15, 2017 - 15:56:47
Waxaa wakhti aan sidaasi usii fogayn garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyey iyada oo Diyaarad khaas ah lagu sido ,Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) Afhayeenkii hore ee kooxda Al Shabaab.

Read More »

Maansada: dood shacab

0 Visits: 4715 | Friday August 11, 2017 - 13:11:26
Maansadani waa dood dhex mareysa madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo ) iyo dadweynaha qaybaha saluuggu ku jiro, ee qaba, in wax gedman yihiin, haddaba anigoo muujinaya labada dhinac ee ay la kala taagan yihiin, ayaan ku cabbirey maansadan.

Read More »

NABADEYNTA BEELIHII KU DAGAALAMAY DEGMADA CADALE EE G/SH/DHEXE OO HAKAD KU YIMID.

0 Visits: 4741 | Wednesday August 09, 2017 - 14:35:50
Shirweynihii lagu nabadeynayay beelihii ku dagaalamay Degmada Cadale ayaa wali {illaa iyo hadda} sameynin wax horumar ah, waxaana shirweynahaasi soo food saarey caqabado cusub oo ka dhashay fekradaha ay kala qabaan odayaasha beelaha halkaasi lagu heshiisiinayo.

Read More »

Jaarka fiicani waxa uu ka qiimo badan yahay Inadeerka wanaagsan.W/Q: Khadar Ibrahim Aar.

0 Visits: 5152 | Wednesday August 09, 2017 - 14:33:50
Jaarku waa jiraanka iyo hadba cidda aad daris tihiin ,sida ay Diinteena suubani inoo sheegtayna Guriba guriga uu kaaga dhawyahay ayuu kaaga sii xaq mudan yahay.Qabiilkuna waa wax isu ahaanshaha iyo ehel nimada dadka aad nasabka wadaagtaan, haday tahay dhanka Aabaha iyo hadii ay tahay dhanka Hooyada.

Read More »

Wax kasta waxay ku xiraan rabitaan go'aan iyo dadaal.

0 Visits: 3227 | Wednesday August 09, 2017 - 14:33:50
Muxaadaro cinwaan keedu ahaa "Dib uga fekerida Horumarinta Maaliyayeed (Rethinking Development Finance) ee uu Iskuulka arrimaha dhaqaalaha caanka ku ah LSE ka jeediyey Dr Jim Yong Kim Madaxweynaha Baanka Aduunka ayuu qiso cajiib ah la wadaagay dhagaystayaashii.

Read More »

Xili kasta oo halis (threat), ama abaabul dagaal jiro waxaad maqlaysaa qabiilka kiisa kore, hadiise dan iyo maslaxad (interest), yimaado waxaad maqlaysaa jufooyinka hoose ee qabiilka.

0 Visits: 2830 | Wednesday August 09, 2017 - 04:33:50
Professor Maraykan ah oo wax ka qoray Soomaaliya ayaa buugiisa ku sheegay arrin uu ka fahmay sida ay Soomaalidu qabiilka ugu dhaqanto. Wuxuu yiri, dabayaaqadii sideetankii ayaan cilmi baaris ka bilaabay Afmadow. Dhor bilood markii aan joogay oo aan is leeyahay si fiican baad qabiiladii deegaanka iyo…

Read More »

SOOMAALIYA:- SHALEY MACAAWISTA KA DHEX BAX, MAANTA XILKA KA DHEX BAX, BERRIā€¦?

0 Visits: 2850 | Saturday April 15, 2017 - 11:03:15
Saf balaaran oo xil ka qaadis ah ayaa socda, olole lagu xiddido siibayo madaxdii hore ayaa la wadaa, ruux horey u soo shaqeeyey oo la cafinayo ma jiryo, isbadal aan naxariis laheyn ayaa Hay'ad walba lagu qaadey, lama sheegin masuul la dhaafayo, haraadi aan loo baahneyn ayaa loo aqoonsadey madaxdii…

Read More »

Qisso cajiib ah : Beenta aad caruurtada bartaa dib ayay kuugu soo noqotaa adiga!W/Q.Khadar Aar.

0 Visits: 3500 | Thursday April 13, 2017 - 22:02:13
Hadii aad ilmahaaga u noqoto macalinka Beenta bara, maxaa u diidaaya in uu isna noqdo arday sifiican u qaata casharka beenta ah ee aad adigu bartay,walibana uu noqdo arday sida ugu fiican uga soo baxa beentii iyo khaladaadkii aad macalinka ugu ahayd,una arko in beentii aad bartay ay tahay mid dadka…

Read More »

Faanka Farmaajo iyo fahanka bulshada

0 Visits: 2983 | Thursday April 13, 2017 - 21:02:13
Madaxweyne Maxamad Cabdullaahi Farmaajo, ayaa la doortey 08. Febraayo 2017kii, maantana waxaa laga joogaa 65 maalmood oo u dhiganta laba billood iyo 5 maalmood, haddaba maxaa ka la haysta Faanka Farmaajo iyo fahanka bulshada? Waa aragtida aan faallada ku falanqayndoono, ee i la falgala.

Read More »

Kalyahayga mid ka mida ayaan iibiyay si aan Yurub ugu tahriibo!!

0 Visits: 3390 | Thursday April 13, 2017 - 12:02:13
Runtii intii aan sheeko ku saabsan Tahriibka iyo dhibatooyinka uu leeyahay aan maqlaayay ama aan arkayay ,wali imay soo marin tan oo kale,wakhti aad u badan ayaan siyaa in dhalinyarada aan ka waraysto wixii uu kala soo kulmeen intii ay tahriibka kusoo jireen,balse sheekadani waxa ay noqotay mid aniga…

Read More »

MUQDISHO WAA MAGAALO AYAAN DARAN OO NINKII LA JECLAADO LOO MEHRIYO MIDKII LA NACANA LAGA FURO! (SHIIQAALOW)

0 Visits: 3155 | Wednesday April 12, 2017 - 09:27:31
Isbadal Maamul oo waqtigiisa laga soo hormariyay ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho, dharaar cad ayaa la eryay Gudoomiyihii G/Banaadir ahna Duqii Muqdisho oo in badan ku guuleystey horumarinta G/Banaadir, kursigii odeyga laga kacshay waxaa lagu fariisiyay qurbe jooge da' yar oo saaxiib dhaw la ah…

Read More »

Farriinta Sannadka 2017 U dhug yeesha dhibaatooyinka yaryar ee isbiirsada!

0 Visits: 3306 | Monday January 02, 2017 - 02:47:46
Faylasuufkii, qoraagii iyo cabqarigii ee u dhashay waddanka Ruushka Leo Tolstoy waxaa laga hayaa xikmad uu inagu tusaaleynayey mushkiladaha bulsho ee isbiirsada. Tijaabo iyo u kuurgalid dheer ka dib waxa uu ogaadey in dadku si degdeg ah uga falceliyaan mushkiladaha waaweyn ee muuqda, sida daadka oo…

Read More »

Kaftanka Siyaasadda: Yuusuf Garaad iyo Baanki-Muun

0 Visits: 4723 | Saturday November 12, 2016 - 23:38:46
Markii Yuusuf Garaad waraaqihii laga gudoomay, lana soo dhaweeyey ayaa intii gabadha xog haynta ahi diyaarinaysay, Warqadaha Habraaca xubbinimada shaqo iyo waajibaadka saaran Yuusuf loogu qeexayo iyo xuquuqdiisa qofeed iyo daleed Ayaa sheeko dhex martey isaga iyo Banki muun.

Read More »

Soomaalida Norway ficil ayey ubaahantahay ee hadal uma baahna (Qorme Aqriste)

0 Visits: 3176 | Monday November 07, 2016 - 01:38:38
Waxa guux iyo walaac xoogan laga dhax dareemayaa dhamaan goobaha lagu qaxweeyo ee ku kulmaan dadka Soomaalida ee kunool wadanka Norway kuwaasi oo siyaabo kala gedisan uga hadlayo xaalado cakiran oo soo wajahay qaar kamid ah muwaadiniinta Soomaalida ee kunool Norway.'

Read More »

M. GHEDI: "Ka tanaasulid musharaxnimo Xildhibaan Baarlamaan iyo sababta igu kaliftay"

0 Visits: 3012 | Saturday October 15, 2016 - 03:09:48
Kadib markaan la-tashi la yeeshay hoggaanka jufa hooseedkeyga, waxaan aad uga xumahay in aan ku wargeliyo dhammaan asxaabtayda iyo taageerayaalkeyga kala duwan ee kala jooga dunida dacalladeed, inaan arrimo caafimaad u joogo wadanka Mareykanka, dhaqaatiirteyduna waxa igula taliyeen in aan Mareykanka…

Read More »

Safirka Norway. "Soomaalida Mareykanka wax badan ayeey ka horeysa Somalida Norway"

0 Visits: 3458 | Saturday October 15, 2016 - 03:09:48
Safiirka dowlada Norway u fadhiyo wadankan Mareykanka AmbassadorKare R. Aus,ayaa shaley socdaal indho-indheyn ah ku tagey magaalada Minnesota oo ay kunool yihiin jaaliyad soomaaliyeed oo aad u badan. Kare R. Aus ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliyay safiirka Soomaaliya u fadhiyo wadanka Mareykanka, AmbassadorAhmed…

Read More »

SHIRQOOLKII LAGU DILAY MU'AMMAR QADAAFI IYO BEENTII LOOGU MARMARSIIYOODAY WEERARKII LAGU QAADAY DALKA LIIBYA.

0 Visits: 3944 | Wednesday October 12, 2016 - 00:30:09
Q-1-AAD. . Walaalayaasha iyo Saaxibada aan jeclahayow maanta waxaan idiinla qeybsan doonaa haddi Allah oggolaado Qormadan oo aad runtii xog muhiim ah ka heli doontaan.

Read More »

Gumaysigu Afrika lixdankii daqaduu ka baxay; Albaabkana waa uu kasoo galay.

0 Visits: 2619 | Friday September 30, 2016 - 23:44:12
Waa maxay gumaysi ? Yaase la gumaystaa? Yaa wax gumaysta? Runtii waa sadax su'alood oo u baahan in la ga jawaabo.hadii aan isku dayo anigu fikir ahaan in aan su'aalahasi jawaabo ku haboon u raadiyo, waxa ay ila tahay. 1. Waa maxay gumaysi?

Read More »

Way isoo korisay iyada oo i moodaysa Ilmaheedii

0 Visits: 2635 | Friday September 30, 2016 - 23:44:12
Dagalada iyo durufaha kala gadisan ee dalka wakhti aad u badan kasoo dhacayay ,waxa ay noqodeen kuwo umada gaadhsiiyay dhib aanay kasoo kaban karin,taasi oo ilaa iminka wali ay ku kala maqan yihiin qoysas iyo dad yaw aad u fara badani.

Read More »

ERGADA DOORANAYSA XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA 2016-2020-KA WAA FADLAN LACAG KU SHUBO !

0 Visits: 2597 | Friday September 30, 2016 - 23:44:10
Soo xulida ergooyinkii dooran lahaa Xildhibaanada Baarlamaanka soo socda ayaa xilligaan si xawli leh uga socanaya gudaha Soomaaliya, halgan aad u qaraar ayaa loogu jiraa sidii looga mid noqon lahaa ergadaasi, beelaha badankood ayaa ku guuleystey inay soo dhameystiraan ergooyinkii matali lahaa, isbarasho,…

Read More »

Dowladda Sweden oo soo rogtay nimdaam lugu ogaanayo da'da magangalyo doonka

0 Visits: 3400 | Saturday September 10, 2016 - 01:22:15
Uhuro Kenyata waxuu u balan qaaday 200 malyan $ kooxda C/weli Sh.Axmed. iyo Badiyow hogaanka u haya si eey u keenaan isbedel hogaanka Somaliya,waxeey Cumar C/rashid ku balameen in uu noqon doono r/wasaare si howshii dacawada bada Somaliya ee hada taal HAAG dib loogu soo Celiyo. Lacgata 200 malyan ee…

Read More »

Jaadka Siyaasada ayuu galay!! (By, Dr: Hiraabe)

0 Visits: 2381 | Saturday September 10, 2016 - 01:22:13
Uhuro Kenyata waxuu u balan qaaday 200 malyan $ kooxda C/weli Sh.Axmed. iyo Badiyow hogaanka u haya si eey u keenaan isbedel hogaanka Somaliya,waxeey Cumar C/rashid ku balameen in uu noqon doono r/wasaare si howshii dacawada bada Somaliya ee hada taal HAAG dib loogu soo Celiyo. Lacgata 200 malyan ee…

Read More »