Siyaaro

Siyaaradi Sheekh Aweys Alqaadiri oo si cajiib ah uga dhacday Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 3627 | Sunday January 26, 2014 - 11:59:08
Siyaarada Sheekh Uweys Bin Axmed oo Umada Soomaaliyeed utaqaan Sheekh Uweys maxamed al qaadiri ayaa waxa lagu qabtay magaalada muqdisho ee gobolka banaadir iyadoo banaanbaxyo lagu weyneenayo siyaarada ka kala dhacday Magaalooyinka Muqdisho

Read More »

Xuska Mowliidka Nabiga oo lagu Qabtay Masjidka Xaaji Max'ed Sh: Cali ee Degmada Kaaraan (Daawo Sawiro).

0 Visits: 4255 | Friday January 24, 2014 - 21:12:12
Xaflad balaaran oo lagu weyneenayay dhalashada Xuska Suubanaheeni Maxamed (NNKH) ayaa lagu qabtay Masjidka Xaaji Maxamed Sheekh Cali ee degmada Kaaraan magaalada Muqdisho.

Read More »

Xaflad lagu waynaynayo Dhalashada Nabi Maxammed NNKH oo ka dhacday Magalada Den haag ee dalka Holland: (Daawo Sawiro)

0 Visits: 2552 | Tuesday January 21, 2014 - 21:59:15
Munaasab ballaaran oo lagu xusayey laguna waynaynayey dhalashada nabiga NNKH ayaa wxaa ay ka dhacday magaalada Denhaag ee dalka Holland.

Read More »

Xuska Dhalashada Nabiga NNKH oo lagu qabtay Gobolka St.Galen ee Wadanka Switzerland (Daawo)

0 Visits: 2507 | Saturday January 18, 2014 - 21:37:52
Munaasabad siweyn loo soo abaabulay eena kasoo qeybgaleen Muslimiinta gaar ahaan Soomalida kunool gobalka St galen ee wadanka Svitserland ayaa ayaa lagu qabtay isla gobolkaasi.

Read More »

Xarunta Sh: Shayaanlow Sh: Max'ed Nuur Aluqmaani ee Nairobi oo lagu Qabtay Mowliidka Nabiga NNKH (Daawo Sawiro)

0 Visits: 3403 | Thursday January 16, 2014 - 21:12:58
Waxa maanta lagu qabtay Xaflada Mowliidka Nabiga NNKH xarunta Sheekh Shayaanlow Sheekh Maxamed nuur Aluqmaani ee magaalada Nairobi halkaasi oo ee kasoo qeybgaleen Asharaafta, Imaamyada Masjidyada, Mudarasiin, Qaadiyaasha Dikriga iyo Axbaab kale oo aad ufara badan.

Read More »

(DAAWO VIDEO) Dabaal Degga Mowliidka Nabiga (NNKH) oo Caalamka siweyn uhareeyay

0 Visits: 3910 | Wednesday January 15, 2014 - 21:43:09
Allaahu Akbar , Maasha'alaah Waxa mar qura is qabsaday damaashada maalinta uu dhashay Suubanaheeni Maxamed (NNKH) iyadoo aduunka oo idil mar qura gil gishay ayaa waxa halka hoose idinku soo gudbin doonaa muuqaalo dhowr ah oo laga soo kala qaaday melo kala duwan oo intaba si siman loogu xusay dhalashada…

Read More »

Mowlaca Sh: Cumar Sh: Maxamed oo lagu Qabtay Xuska Dhalashada Nabiga (NNKH) "Daawo Sawiro".

0 Visits: 2833 | Wednesday January 15, 2014 - 19:31:47
Waxa wili si idaba joog ah usocda kulamada lagu weyneenayo maalinta uu dhashay nabigeeni Maxamed NNKH iyadoo halkaan idinku soo gudbin doono muuqaalo laga soo qaaday munaasabad maanta kadhacay mowlaca Sheekh Cumar Sheekh maxamed Sheekh Cabdi ee degmada Kaaraan Magaalada Muqdisho,

Read More »

Masjidu Saxaaba "12th street" oo lagu qabtay Xaflada Dhalashada Nabiga (NNKH) "Daawo Sawiro"

0 Visits: 2650 | Tuesday January 14, 2014 - 21:14:35
Maaliniti shalay oo Isniin aheed kubeegneed 12-ka bisha Mowliid oo ah maalinti uu ifka yimid Nabi Maxamed (NNKH) ayaa waxa xaflad weyn lagu qabtay Masjidu Saxaaba (12th Street) ee magaalada Nairobi.

Read More »

"Qeybti 2.aad", Banaanbixi Mowliidka ee Nairobi (Daawo Sawiro aad cajiib u ah )

0 Visits: 3457 | Tuesday January 14, 2014 - 20:43:52
Aqristayaasheena Qiimaha lahow markale kusoo dhawaada qeyb kale oo kamid ah banaanbixi Muslimiinta reer Kenya isugu soo baxeen dabaal dega xuska Xabiibkeeni Maxamed NNKH,

Read More »

‏Muslimiinta magaalada Göteborg Sweden oo Cadaan iyo Madow aan ukala harin xuska dhalashada Nabi Maxamed (NNKH) "Daawo Sawiro"

0 Visits: 3225 | Tuesday January 14, 2014 - 14:28:59
Waxaa Magaalada Göteborg ee wadanka Sweden lagu qabtay Maalinimadii Sabtida taariikhduna ku beegnayad 11-01-2014-Taariikhda Hijriguna ahayd 1435-Rabiicul-awal-10 Munaasabad lagu weynaynaayay dhalashada Nabigeenii suubanaa CSW.

Read More »

Munaasabadi ugu horeesay oo lagu Xusay bisha uu dhashay Nabi Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Maxfalka Deg.Shibis (Daawo Sawiro)

0 Visits: 4085 | Tuesday January 14, 2014 - 14:20:06
Munaasabad lagu weyneenayay Xuska Dhalashada Rasuulkeeni Muxamed (CSW) ayaa maanta lagu qabtay maxfalka oo ku yaala degmadda shibis ee gobolka banaadir iyadoo maantana ee kubeegneed maanta 12 rabiical awal ee bisha Mowliid oo ah bisha uu dhashay suubanaha (NNKH).

Read More »

Gobolka Galgaduud oo siweyn loogu xusay Dhalashada Nabiga (NNKH) "Daawo Sawiro"

0 Visits: 2308 | Tuesday January 14, 2014 - 14:09:09
Munaasabad lagu maamuusayay dhalashadii Nabigeenna Muxamed NNKH ayaa xalay lagu qabtay deegaanka Xananburo oo ka tirsan degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.

Read More »

Soomaalida Kunool Wadanka Switzerland oo siweyn udhigay Mowliidka Nabiga (NNKH), "Daawo Sawiro".

1 Visits: 4570 | Monday January 13, 2014 - 18:42:46
Munaasabad balaaran oo loogu dabaal degayay Dhalashada Nabigeeni Maxamed NNKH ayaa lagu Qabtay magaalada Zurich ee wadanka Switzerland.

Read More »

Banaanbixi Ugu weynaa oo loogu dabaal Degayo Dhalashada Nabiga (NNKH) oo kadhacday Nairobi (Dawo Sawiro) "Q.1aad"

1 Visits: 4664 | Sunday January 12, 2014 - 23:31:51
Aalaaba xilligaan oo kale daafaha caalamka waxaa ka dhaca dabaal degyo waaweyn oo lagu soo dhaweynayo waqtiga uu dhalashay Xabiibkeena Suuban CSW oo ku beegan xilligaan .

Read More »

Magaalada London oo siweyn loogu xusay Suubanaha (NNKH) "Sawiro)

0 Visits: 2206 | Sunday January 12, 2014 - 21:21:23
Waxa Magaalada London gaar ahaan South East lagu qabtay taariikhda marka ee aheed 10 Rabi al-awwal 1435 kuna beegneed 11 january 2014 xaflad lagu weyneenayay dhalashada nabi Maxamed (NNKH)

Read More »

Siyaarada Sheekh Aweys Sheekh Muxyidiin Sheekh Aweys Dheere oo lagu qabtay Muqdisho (Daawo Sawiro)

0 Visits: 3759 | Saturday January 11, 2014 - 19:36:50
Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu soo qatimay Siyaaradi Sheekh Aweys Sheekh Muxyadiin Sheekh Aweys Dheere oo kadhaceysay Xarunta Sheekha ee Degmada Xamar Jajab magaalada Muqdisho

Read More »

Munaasabada Mowliidka Nabiga NNKH oo lagu qabtay Magaalada Stockholm Sweden (Sawiro+Video)

1 Visits: 7964 | Wednesday January 08, 2014 - 00:44:17
Waxaa magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay Maalinimadii Sabtida taariikhduna ku beegnayad 04-01-2014-Taariikhda Hijriguna ahayd 1435-Rabiicul-awal-03 Munaasabad lagu weynaynaayay dhalashada Nabigeenii suubanaa CSW.

Read More »

Xuski Ugu horeeyay ee Dhalashada Nabiga (NNKH) oo maanta lagu qabtay Nairobi (Sawiro)

1 Visits: 4784 | Friday January 03, 2014 - 00:13:25
Munaasabad lagu weyneenayay Xuska Dhalashada Rasuulkeeni Muxamed (CSW) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyadoo maantana ee kubeegneed maalinta kowaad ee bisha Mowliid oo ah bisha uu dhashay suubanaha (NNKH).

Read More »

Siyaaradi Sheekh C/raxman Suufi oo Siweyn loogu Qatimay Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 3965 | Thursday January 02, 2014 - 00:15:42
Siyaarada caalimki weynaa Islaamka ee Soomaaliya Sheekh C/raxman Suufi (Al Maqdishi Qudbu Banaadir) oo sanadiba Mar lagu qabto daafaha caalamka ayaa waxa ixtifaal aad uweyn maanta loogu sameeyay halka uu sheekha kaga aasan yahay magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamarweyne

Read More »

Munaasabada Alle Bariga ee loo yaqaan "Astaagfurow" oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 2952 | Wednesday January 01, 2014 - 16:46:14
Waxaa Maalinimadi shalay degmada xamarweyne ee magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Munaasabada Alle Bariga loo yaqaan (Istaagfurow) taasi oo ee caan kuyihiin bulshada Banadiriga ah ee kunool magaalada Muqdisho.

Read More »

Siyaaraadka Mashaa'iqda oo lagu qatimay Sweden (Daawo Sawiro)

0 Visits: 3704 | Wednesday December 04, 2013 - 20:09:10
Iyadoo wili daafaha caalamka ee kasocdaan dabaal degyada lagu weyneenayo xuska masha'iqda cilmiga iyo cabsida alle kumaqaamka gaartay Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheikh Maxamed Sheekh C/raxman ayaa waxa halkaani idinku soo gudbineenaa ixtifaal weyn oo masha'iqdaan loogu sameeyay Wadanka…

Read More »

Siyaarada Masha'iqda oo lagu soo qatimay Addis Ababa (Sawiro)

1 Visits: 6302 | Tuesday November 26, 2013 - 20:42:06
Magaalada Addis-ababa oo ah Xarunta dalka Ethiopia gaar ahaan Xaafada Hayaarad ama Maganaya 24 ayaa waxaa maalinimadii shalay aheyd oo ay ku beegneed Taariikhda Miilaadiga 25/11/2013 Hijriyadane 22/1/1435 lagu qabtay siyaarada Culamaa'udiinkii Soomaaliyeed ee ku maqaam gaaray fidinta diinta Rabbi…

Read More »