War murtiyeed culus oo ka soo baxay xildhibaanada taageersan Ra'iisal Wasaare C/Weli (Akhriso)

0
Saturday November 22, 2014 - 18:18:11 in Wararka by
  • Visits: 1261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War murtiyeed culus oo ka soo baxay xildhibaanada taageersan Ra'iisal Wasaare C/Weli (Akhriso)

    Xildhibaanada taageersan Ra'iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed ayaa soo saaray war murtiyeed culus oo ku saabsan mooshinka Baarlamaanka la geeyay ee la doonayo in Isniinta loo qaado codka kalsoonida xukuumadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada taageersan Ra'iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed ayaa soo saaray war murtiyeed culus oo ku saabsan mooshinka Baarlamaanka la geeyay ee la doonayo in Isniinta loo qaado codka kalsoonida xukuumadda.
War murtiyeedka Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa looga hadlay arrimo fara badan oo xasaasi ah, iyadoo laga digay in cod loo qaado mooshinka kalsooni kala noqoshada Ra'iisal Wasaare C/Weli Sheekh, taasi oo ay sheegeen inay dib u dhac ku keeneyso horumarka dalka iyo dadka.

Xildhibaanada War murtiyeedka ay soo saareen oo sidiisa u qoran waa kan hoos qoran:-

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip