Sports

Ciyaartooy ka qeyb galeysa tartamo ka kala dhacaya Sudan iyo Ethiopia oo Muqdisho lagu tababarayo

0 Visits: 1636 | Monday September 08, 2014 - 17:40:21
Waxaa garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho ka socda tababar ay sameeynayaa xiddigaha Soomaaliyeed ee da'dooda ka hooseeyso 23-ka sanno, ciyaartooyda ayaa waxaa loo diyaarinayaa tartamo bilaha October iyo November ka kala dhici doono dalalka Sudan iyo Ethiopia.

Read More »

Mario Bolatelli iyo saaxibtiis oo isku dhacay

0 Visits: 1821 | Sunday September 07, 2014 - 23:00:50
Weeraryahanka Liverpool Mario Balotelli ayaa mar kale doob noqday kadib markii uu ku jees jeesay saaxibadiisa lagu tilmaamayo iney soo dhaqan celisay oo ay ka dajisay waalidii badneyd.

Read More »

DEG-DEG: Falcao Oo Cadeeyay inuu Real Madrid Ku biirayo

0 Visits: 1740 | Saturday August 30, 2014 - 20:43:53
Weerar yahanka kooxda Monaco ee Radamel Falcao ayaa cadeeyay inuu ku biirayo kooxda Real Madrid.Sidii aan galabta idiin soo gudbinay Falcao ayaa laga waayay kooxdiisa wajahaysay kooxda Lille. Falcao ayaa xagaaga oo dhan lala xidhiidhinayay kooxo badan oo qaarada Yurub ah wuxuuna dhawr jeer sheegay inuu…

Read More »

Soomaaliya oo ka qeyb gelaya tartanka doorashada Madaxweynaha Chess-ka Adduunka

0 Visits: 1872 | Saturday July 19, 2014 - 22:11:33
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga Md. Axmed Cabdi Xasan Wataac ayaa ka warbixiyay socdaal uu 1-da bisha Agosto ku tegayo magaalada Toromso ee wadanka Norway, halkaasi oo uu ka dhacayo shirweynaha caalamiga ah Chess-ka Adduunka.

Read More »

Badalki Ugu weynaa Ciyaar Kubada Cagta Aduunka ah oo Xalay Dhacay

0 Visits: 2668 | Sunday July 06, 2014 - 11:18:10
Goolhayaha Kooxda Newcastle Tim Krul ayaa badal kusoo galay ciyaarti adkeed ee Xalay dhax martay Xulalka Holand iyo Costrica daqiiqadi marka ee mareesay 120 Minutes isagoona qabsaday shaqadi loo soo geliyay ee ahaad inuu door muhiim ah ka ciyaaro gool kulaadadki.

Read More »

Neymar oo dhaawac ku seegi doona inta ka hartay Koobka aduunka+Sawiro

0 Visits: 4068 | Saturday July 05, 2014 - 09:00:29
Xidiga ay ku duulan xulka Brazil Neymar, ayaa seegi doona inta ka harsan Koobka Aduunka,kadib markii uu ka jabay dhabarka.

Read More »

Brazil Oo U Soo Baxday Wareega 8da Koobka Adduunka Ka Dib Rigoore Ay Kaga Badiyeen Chile. (Sawiro)

0 Visits: 2322 | Saturday June 28, 2014 - 23:37:00
Brazil ayaa u soo baxday wareega 8da Koobka Adduunka ka dib markii 120 daqiiqo oo ay barbaro 1-1 isku dhaafi waayeen Chile ay rigoore 3-2 kaga badiyeen ka dib ciyaar adag oo dhexmartay labada xul.

Read More »

Video: Halkan Ka daawo Goolasha Ilaa Hadda Ugu Quruxda Badan Koobka Aduunka

0 Visits: 2746 | Saturday June 21, 2014 - 18:28:39
Iyadoo uu koobka duunku maraayo meel aad u xasaasi ah, oo ay durba xulalka qaar shandadahooda ka xidh xidhanayaan ahaa waxaa intii uu socday lakala dhaliyay goolal badan, waxaana la odhan karaa wuxuu koobkan aduunku ka mid yahay koobabka aduunka kuwa ugu xiisaha badan iyadoo wareegii hore oo kaliya…

Read More »

Group B Oo Lagu Kala Baxay, Isagoon Weli Dhamaan

0 Visits: 1988 | Thursday June 19, 2014 - 08:16:53
Min kulan ayaa uhartay qaramada kujiro kooxda labaad ee koobka adduunka, min laba jeer ayey badiyeen labada xul ee Netherland iyo Chile, sidaas waxey kuhanteen min lix dhibcood, waxaase uharay inay labadooda is arkaan, waa labadii xul ee ugu horeesay ee usoo baxo wareega labaad ee koobka adduunka.

Read More »

Hargeisa oo laga dhisay garoon caws oo casri ah

0 Visits: 2248 | Tuesday June 17, 2014 - 19:35:39
Garoonkan oo weliba ah mid gaar loo leeyahay ayaa waxaa dhisay Xasan Waraabacade, oo hore u ahaan jiray ciyaartoy caan ah, oo usoo dheeli jiray kooxihii heerka kowaad ee kubada cagta ee Soomaaliya, gaar ahaana kooxdii Madbacada Qaranka sanadihii sideetameeyadii.

Read More »

Ivory cost oo dhibcaha katirsatay Japan, kulan gool looga hormaray.

0 Visits: 1779 | Sunday June 15, 2014 - 11:11:07
Xulka qaranka Ivory Cost ayaa guul kubilowday koobka adduunka isagoo kulankii ugu horeesay laciyaaray Japan, maroodiyaasha ayaa natiijo 1-0 kurogay Japan qeybtii labaad ee ciyaarta oo kadhacdayy garoonkaPernambuco Arena.

Read More »

Gerrard: Cudur daar malahan guul-daro

0 Visits: 2351 | Sunday June 15, 2014 - 11:10:07
Kabtanka kooxda England Steven Gerrard ayaa sheegay inaan cudur daar loo hayn haddii maanta guuldaro ay kala kulmaan kullanka ay la ciyaarayaan kooxda Taliyaaniga.

Read More »

Holand iyo Taariikhda ee ku dhigtay Spain (Daawo Sawiro)

0 Visits: 2797 | Saturday June 14, 2014 - 00:37:07
Qeybti Hore ee Ciyaarta: Spain iyo Netherland ayaa soo bandhigay kulan uqalmay furitaanka koobka adduunka, iyadoo ay yaraayeen qaladaadkii maamulayaasha ciyaarta, qeybtii hore ee ciyaarta ayaa aheyd mid lagu wada raaxeystay, iyadoo kubad isku dheelitiran ay soo bandhigeen labada dhinac.

Read More »

FIFA WORLD CUP 2014: Xulka Brazil oo guul ku daah furay Koobka Aduunka (SAWIRRO)

0 Visits: 2979 | Friday June 13, 2014 - 16:17:52
Magaalada Sao Paulo ee Dalka Brazil ayaa waxaa caawa si rasmi ah uga furmay tartanka koobka Aduunka ee 2014, waxaana lagu daah furay xulalka Brazil iyo Croatia.

Read More »

Koobka aduunka oo maanta Furmaya

0 Visits: 1870 | Thursday June 12, 2014 - 12:53:25
Shaqaalaha magaalada ugu weyn dalka Brazil ee Sao Paulo ayaa hakiyay shaqo joojin ay sameyn lahaayeen maalinta furitaanka koobka ciyaaraha dunida oo dalkaasi lagu qabanayo.

Read More »

Ciyaartoyda Muslimiinta iyo Kuleelka Cimilada Barazil ee Xiliga Ramadaanka

0 Visits: 4340 | Wednesday June 11, 2014 - 17:49:20
Waxaa Ku jira tartanka koobka aduunka ciyaartoy badan oo muslimiin ah kuwaas oo marka ay gaadho bisha Ramadan sooma xataa haddii ay ciyaaro leeyihiin kooxohoodu. Ciyaartoydan muslimiinta ah ayaa dhibaato kala kulmidoona soonka bisha ramadaan marka uu bilaamo koobka aduunku. Waa markii ugu horaysay intii…

Read More »

Magaalada Garowe oo maanta ay ka bilaabaneeso Ciyaaraha Gobolada Puntland

0 Visits: 2892 | Tuesday June 10, 2014 - 12:42:06
Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta oo Talaado ah ka furmaya tartanka kubadda cagta gobalada ee Puntland.

Read More »

Daawo Sawiro:Real Madrid Oo U Dabaal Degtay Hanashada Champions League.

0 Visits: 2167 | Sunday May 25, 2014 - 11:44:49
Kooxda Real Madrid ayeey u rumowday riyadii ay inbadan ku taami jireen inay garaan kadib markii ay caawa dhagaha qabteen koobka Champions League.

Read More »

Farqiga Dhaqaale Ee Udhaxeeyo: Real Madrid 521M Iyo Atletico Madrid 79M.

0 Visits: 3308 | Saturday May 24, 2014 - 13:31:09
Waa dagaal udhexeeyo saboolka iyo taajiriinta, farqiga saaidka uweyn ayaa muujinaayo dadaalka ay Real Madrid suuqa kubixisay, malaha Champions League laftirkiisa majoogo qiimahaas, oo seddex mar ayey gadan kartay, ugu yaraan lix jeer ayey kusoo jibaarmaan ciyaartoyda Real Madrid kuwa kale ee maantay…

Read More »

Sogliano: "Ma Rabo Shaqada Milan, Mana Doonayo Inaan Noqdo Kabalyeeriga Adriano Galliani".

0 Visits: 1973 | Thursday May 22, 2014 - 05:01:30
Agaasimaha Isboortiga Verona Sean Sogliano ayaa iska diiday shaqso uu ku tilmaamay inay tahay in kabalyeeri loo noqdo Gallaini.

Read More »

RW. Cabdiwali ayaa xalay kulan sagootin ah la qaatay Ciyaartooy Soomaaliyeed oo ka qayb galaya tartan caalami ah (Sawiro)

0 Visits: 2083 | Tuesday May 20, 2014 - 10:54:20
Muqdisho, May 20.2014-----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan sagootin ah la qaatay labo kamid ah ciyaartoyda Soomaaliya uga qeyb galaya Ciyaaraha Fudud ee Africa oo dhawaan ka dhacaya magaalada Gaborone ee dalka Botiswana.

Read More »

Xafladi Cajiibka aheed ee lagu sagootiyay Kabtan Zaneti iyo Oraahdi Laga yiri ( Daawo Sawiro+Video)

0 Visits: 2673 | Sunday May 11, 2014 - 12:34:58
Ugu dambeenti Kambtan Zaneti oo si qurux badan loogu sagootiyay garoonka Sansiro ee magaalada Milano kadib guul aad uweyn oo kooxda inter habeenki xalay ee ka gaareen kooxda Lazio.

Read More »