Tacsi

Jaaliyada Mudulood oo tacsi udiraya Alaha unaxariste Ali Mahamed Mahamud ( Ali Daqare )...

0 Visits: 3350 | Monday February 15, 2010 - 13:07:05
Waxey Tacsi tiraanyo leh u dirayaan Allaha u naxariitee Ali Mahamed Mahamud (Ali Daqare) oo dhawaan ku Geriyooday Wadanka Sweden Magaalada Gothenberg.

Read More »

TACSI: G/Sare C/llaahi Xaaji Juuni inaa lilaahi wa inaa ra jacuun

0 Visits: 1824 | Sunday January 24, 2010 - 13:34:51
WAXAA HALKAAN TACSI UGU DIREENAA DHAMAAN REER XAJI JUUNI MEELKASTA OO EEY JOOGAAN GEERIDII NAXTINTA LAHEED OO KU TIMIDAY G/SARE CABDULAAHI HAJI JUUNI ILAAH WAXAAN UGUBAR YEENAA JANATUL FARDOOWSA EHELKII IYO QARABADII UU KATAGAYNA SAMIR IYO IIMAAN . TACSIDA WAXAA DIRAY REER MUUUSE CALI OO KALA AH .

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh , Marxuum Coll: Xaaji C/llaahi Xaaji Juuni

0 Visits: 2393 | Sunday January 10, 2010 - 20:52:48
Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha, Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tacsi tiiraanyo leh hawada uga marinayaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah Unaxariistee Marxuum Coll Xaaji C/llaahi Xaaji juuni oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho iyadoo ehelka oo ka geeriyooday marxuumkana eebe looga…

Read More »

Tacsi Marxuum Muxyidiin Cisman Tooxow oo ku geeriyooday Muqdisho

0 Visits: 1655 | Monday December 14, 2009 - 17:10:23
Alaah unaxariiste waxa habeenimadi xalay ku geeriyooday magaalada muqdisho marxuum Muxyidiin Cisman Tooxow iyadoo geerida ku timid marxuumka looga tacsiyeenayo ehelka iyo qaraabada marxuumka.

Read More »

Tacsi: Inaa lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun Marxuum Xaaji Shariif Cali .

0 Visits: 2048 | Monday December 14, 2009 - 12:14:17
Geeridu Waa xaq Waxa magaalada Muqdisho ku geeriyooday habeenimadi Xalay Xaaji Shariif Cali Xaaji Maxamud hadaafow kadib xanuun indhawaalaba hayay ayuu marxuumka ugeeriyooday waxana geerida marxuumka la ogeysiinaa ehaladiisa meel kasta oo ay kala joogaan.

Read More »

Tacsi: Marxuum Mohamud Hassan (Ismalure) oo ku geeriyooday Magaalada Viena Austria

0 Visits: 1939 | Friday November 20, 2009 - 09:29:57
waxaan uga Tacsiyadaynaynaa Qoskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Mohamud Hassan (Ismalure) oo ku geeriyooday Waddanka Austria Magalada Viena Asbuuci la soo dhaafay iyadoo eebe looga baryay in uu marxuumka janadiisa ka waraabiyo.

Read More »

Tacsi: jaaliyada Somalida Nairobi oo Tacsi udiraya Marxuumad Muno Xuseen Sabriye.

0 Visits: 1927 | Thursday November 12, 2009 - 19:27:49
Dhamaan jaaliyada Somalida Nairobi ayaa waxa tacsiyo tiiraanyo leh hawada umarinayaan Marxuumada Muno Xuseen Sabriye oo maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi iyadoo laguna aasay isla magaaladaasi.

Read More »

Tacsi: Aamino Sahro Sheekh Maxamud oo Kugeeriyooday maalinimadi Shalay Muqdisho

0 Visits: 1580 | Saturday November 07, 2009 - 08:38:23
Waxa halkaan looga tacsiyeenaa dhamaan ehelka iyo qaraabadi ay ka geeriyootay alaah unaxariistee marxuumad Aamino Sahro sheekh maxamud oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Read More »

Somalida reer Holand oo tacsi udireesa Macalin Nuur Maxamed

0 Visits: 1758 | Monday November 02, 2009 - 12:29:56
tacsiida macalinka macalimiinta macalin nuur maxaad siyaad sxb waa kanaah qoro magacyada sxb

Read More »

culuma'udiinka ahlusunna ee magaalada addis-ababa oo diraya tacsi tiiraanyo xanbaarsan

0 Visits: 1773 | Saturday October 31, 2009 - 14:09:52
Culumaaudiinka ahlusunna waljamaacah ee dalka ethiopia ayaa waxa ay ku dhawaaqeen tacsi tiiraanyo xanbaarsan oo ay u dirayaan Shacabweynaha soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan .

Read More »

Dhambaalada Tacsida Alaah Unaxariistee Macalin Nuur oo soo gaarayo Shabakada Warsheekh

0 Visits: 3981 | Thursday October 29, 2009 - 17:44:11
Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa marxuumka alle haw naxariistee Macalin nuur maxamed siyaad oo ahaa caalim weyn oo soomaaliyeed oo ku geeriyooday magaalada nayroobi ee dalka kenay waxaan leenahay ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo dadkii uu ka tegayna ehel iyo awlaad iyo aqaariba…

Read More »

Culuma’udiin, Aqoonyahano iyo Dhamaan Bulshada Reer Nairobi oo saakay isugu soo aruuray Hoygii Alaah Unaxariistee Macalin Nuur (Daawo Sawiro)

0 Visits: 3745 | Thursday October 29, 2009 - 17:28:30
Alaah unaxariistee waxa Xalay saqdii dhexe ku geeriyooday Magaalada Nairobi Macalin Nuur Maxamed siyaad oo kamid ahaa culuma'udiinka ahlusunnah waljamaac kuwooda ugu waa weyn naxatiisti jana eebe hasiiye.

Read More »