Siyaaro

Siyaaradi Sh: Yusuf Direed & Sh: Max'ed Guuleed (Daawo Sawiro)

0 Visits: 5556 | Wednesday December 26, 2012 - 22:40:12
Munaasabad aad loo soo agaasimay laguna siyaaraneyey mashaaikhdeennii caanka ahaa ee Shiikh yuusuf shiikh Ibraahim (Sh.yuusuf Direed) iyo Shiikh Maxamuud guuleed kaarshe ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Read More »

Dawo Sawirada Siyaradi Shariif Calawi ee Muqdisho

0 Visits: 4578 | Wednesday December 26, 2012 - 22:06:40
Dhamaan Dariiqooyinka Ahlusuna Waljamaac ayaa Maalinimadi Shalay Waxa ay soo gunaanadeen Siyaaradi Shariifkeeni Shariif Calawi.

Read More »

Siyaaro Sh: Cabdiraxman & Sh: Muxumed ee Sweden (Sawiro)

1 Visits: 8092 | Thursday December 13, 2012 - 09:00:48
Siyaarada Mashaa'ikhda oo lagu qabtay Wadanka Sweden Gaar ahaan Lookaalka ku yaalo Friskvärdstorget Göteborg (Gothenburg) Sweden taariikhda marka ey eheed 07/12/2012 ilaa 08/12/2012 waxaa kasoo qeybgalay Mashaa'ikh badan iyo Dhalinyarada Ahlusunna Waljamaaca ee kunool Gothenburg iyo Nawaaxigeeda…

Read More »

Siyaaro Sh: Cabdi Ow Cumar & Sh: Muxumed ee London Uk (Sawiro)

0 Visits: 3176 | Wednesday December 05, 2012 - 23:36:38
Waxa magaalada London ee boqortooyada dalka Ingiriiska lagu soo gaba gabeeyay siyaarada masha'iqda Soomaaliyeed ee Sheekh Cabdiraxman Sheekh Cumar iyo Sheekha uu dhalay ee Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman Ow Cumar.

Read More »

"Dhamaad" Daawo Sawirada Qatinka Siyaarada Sh: C/raxman Ow Cumar & Sh: Muxumed Sh: C/raxman

0 Visits: 4658 | Saturday December 01, 2012 - 23:00:40
Waxa halkaan idinku soo gudbineena qeybti ugu dambeesay ee muuqaalada Siyaaradi Caalimki weynaa ee Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Caarifki uu dhalay e Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman Xuskoodi lagu qabtay xaruntooda Muqdisho.

Read More »

Qatinka Siyarada Sh: C/raxman & Sh: Muxumed (Dawo Sawiro).

0 Visits: 5502 | Thursday November 29, 2012 - 01:43:00
Masjidka Sheekh Cabdiraxman Seylici ee kuyaalo Xaafada Seylici Degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa waxa lagu soo qatimay qur'aan akhris socday mudo shan maalin ah oo kusaabsanaa siyaarada masha'iqda is dhashay ee Sheekh Cabdiraxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman.

Read More »

Ogeysiis kusocda Somalida Sweden & Siyarada Sh: Cabdi Celi & Sh: Mux’ed Sh: Cabdi

0 Visits: 1966 | Thursday November 29, 2012 - 00:50:15
Jameecada Ahlu-sunna waljameeca ee wadankaan Swedan gaar ahaan magaalada Göteborg (Gothenburg) waxaa lagu wargilinayaa in la qabanaayo siyaaradii Mashaa.ikhda kala ah Shiikh Cabdiraxmaan Shiikh Cumar (Sh. Cabdi Celi) iyo Shiikh Muxumud Shiikh Cabdiraxmaan. waxaana lagu qabanayaa Lokaalka ku yaalo…

Read More »

(Konfur Afrika) Siyaaradi Sh: Cabdi Celi & Sh: Mux’ed (Daawo Sawiro)

0 Visits: 15740 | Thursday November 29, 2012 - 00:27:14
Waxaan halkaan idin kaga soo gudbineynaa siyaarooyinka mash.aaiqdeynee suubaneyd oo sand kasto mar halkaan lagu qabto magaalada capetown xaafada Bellville gaar ahaan xaruunta reer sheikh cabdi

Read More »

Qatinka Siyaaraatka Sh Cabdi Celi iyo Sh Muxamed Sh Cabdi ee Nairobi (Sawiro)

0 Visits: 4117 | Tuesday November 27, 2012 - 22:15:25
Maalinimadii shalay aheyd oo ku beegneyd taariikhda miiladiga 26/11/12, dhanka hijriyadane ay ku beegneyd 12/01/1434 ayaa waxaa magaalo madaxda dalka kenya ee Nairobi, degmada Kaamakunji gaar ahaan xaafada Soomaalida ay u badantahay ee Eastleigh lagu soo gunaanaday Siyaaraatka Mashaa'ikhda sida…

Read More »

Daawo Sawiro Hor leh oo katirsan siyaarada Masha'iqda

0 Visits: 3395 | Sunday November 25, 2012 - 23:10:08
Waxa maalinti afaraad galay qur'aan aqriska siyaarada masha'iqdeena waa weyn ee Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman.

Read More »

Xuska Maana Xamzata Sh Uweys oo lagu qabtay Nairobi (sawiro)

0 Visits: 2776 | Sunday November 25, 2012 - 21:52:21
Maanta oo ah maalinimo axad ah kuna beegan 25/11/12 ayaa waxaa magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi lagu qabtay xuska Khaliifad Maana Xamzada Sh Uweys oo uu dhalay shiikha Macruufka ah ee Sh Uweysul Qaadiriya oo ah shiikha dariiqada qaadiriya dalkeena iyo dibadiisaba kufaafiyey kaasoo diinta Islaamka…

Read More »

Qadmo Akhriska Siyaarada Masha'iqda (Daawo Sawiro Q.2aad)

0 Visits: 3294 | Sunday November 25, 2012 - 02:30:15
Siyaarada Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman ayaa gashay maalinti Afaraad iyadoo maalinimadi Shalayna la daah furay qadmo Akhriska Siyaarada oo siweyn uga soo wada qeybgaleen culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac.

Read More »

Qur’aan Aqriska Siyarada Sh: Cabdi & Sh: Muxumed oo la bilabay (Sawiro)

0 Visits: 1806 | Friday November 23, 2012 - 16:37:58
Waxa si rasmi ah maalinimadi shalay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya kabilawday Qur'aan aqriska Siyaaraadka Sheekha Caarifka ah ee kutubada badan alifay Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Wiliga uu dhalay ee dhaxlay Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman .

Read More »

Munaasabada Ciidul Adxaa ee Nairobi (Daawo Sawirada)

0 Visits: 2936 | Friday October 26, 2012 - 14:39:25
Dhammaan umadaha islaamka ayaa waxa ay saaka u kala dareereen dukashada salaada ciida barakeysan ee ciidul Adxaa oo ah midka mid ah Ciidamaha Muslimiinta.

Read More »

Siyaarada Sh Maxamed Sh C/llaahi (Casir) oo lagu qabtay Nairobi

0 Visits: 3126 | Saturday October 20, 2012 - 21:52:46
Waxaa Maalinimadii shalay aheyd magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi lagu qabtay Xuska Shiikha Caarifka ah ee Sh Maxamed Sh C/llaahi (Casir) oo markasta Xilligaan oo lagu qabto dunida dacaladeeda kala gedisan.

Read More »

"Nairobi", Siyaroi Macalin Axmed Sh: Cabdi Ow Cumar (Sawiro).

0 Visits: 5911 | Sunday August 05, 2012 - 02:19:10
Qur'aan Aqriska siyaarada Macalin Axmed Sheekh C/raxman Ow Cumar ayaa waxa lagu soo qatimay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaasi oo isugu yimideen culuma'udiin iyo ehelada macalinka.

Read More »

Sh: C. Samatar, Sh: Cali Cilmi & Sh: Max'ed Cisman

0 Visits: 7414 | Monday July 16, 2012 - 17:34:50
Siyaaradii Sh Cali Samatar, Sh.Cali Cilmi Yare iyo Sh: Maxamed Cusmaan oo lagu qabtay Magaalada Stockholm wadanka Sweden.

Read More »

Siyaro Sh: Cali Canbar

0 Visits: 6763 | Friday June 15, 2012 - 17:24:09
Sawirada Siyaaradi Shiikheena Sheekh Cali Canbar oo lagu qabtay xaruntiisa degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho

Read More »

Sodhaweynti Qudubka Qadiriya

0 Visits: 8695 | Friday June 08, 2012 - 16:37:02
Waxa maalinimadi shalay magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi uu horkacayo Qudubka Dariiqada Qaadiriya Asayid Sheekh Axmed Sheekh Aweys Sheekh Muxidiin Sheekh Aweys Dheere oo ah sheekha ugu sareeyo dariiqada Qaadariyada.

Read More »

Xuska Xaajiyo Xaawo Sh Ooyaaye oo lagu qabtay Nairobi

0 Visits: 6388 | Wednesday June 06, 2012 - 19:14:08
Waxaa magaala madaxda dalka Kenya ee Nairobi lagu qabta xuska Allaah u naxariistee Xaajiya Xaawo Sh Ooyaaye oo aalaaba xilligaan oo kale la qabto waxaana xilligaan lagu qabta magaalada Nairobi gaar ahaan Degmada Kama-kunji xaafada Somaalida u badantahay ee Eastleigh.

Read More »

Siyaro Sh: Muxyiddiin Celi Gothenburg-

1 Visits: 6473 | Thursday May 24, 2012 - 02:01:22
Waxaa jimcihii ay taariikhda aheyd 18-May-2012 lagu Qabtay magaalada Gothenburg ee Sweden.

Read More »

ShL Cabdule Suufi

0 Visits: 5965 | Saturday May 19, 2012 - 08:55:26
Qur'aan aqriska siyaarada Sheekh Cabdule Suufi oo mudo sadex maalin kasocotay mowlaca Sheekh Cumar Sheekh Maxamed ee Magaalada Muqdisho ayaa lasoo gunaanaday.

Read More »