Featured

Muslimiinta kunool Uganda oo isugu soo baxay Maalinta uu dhashay Suubanaha (NNKH)

0 Visits: 2706 | Wednesday December 23, 2015 - 15:28:23
Allaahu Akbar, Farxada maalinta uu dhashay Nabigeeni Maxamed (NNKH) ayaa mar qura is qabsatay caalamka oo idil iyadoo sanadkaani ee si cajiib ah ee isugu soo baxeen muslimiinta dunida xili ee dhoola tuskaani uga jawaba celinayeen sida uu ugu weyn yahay quluubta inta xabiibka jecel oo dabaal degyo kusoo…

Read More »

Migrationsverket oo sheegtay in sharciga laga ceshanayo cidii u safarta Somalia

0 Visits: 1927 | Wednesday December 23, 2015 - 03:30:30
Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa ii xaqiijisay in ay wax ka badaleen aragtidooda ku aadan safarka dadka qaxootiga wadanka ku jooga ee u safraya dalkoodii hooyo. Inkastoo sharci ahaan ay horay mamnuuc u ahayd in qof uu ku laabto wadankii uu ka soo cararay ayaysan hadana Laanta Socdaalka…

Read More »

Siyaaradi Sheekh Aweysu Taani oo lagu soo qatimay Xamar Jajab (Sawiro).

0 Visits: 3089 | Tuesday December 22, 2015 - 00:32:35
Siyaaradi qudubki afaraad re dariiqada Qaadariya ee Soomaaliya Sheekh Aweys Sheekh Muxyadiin Sheekh Aweys dheere ayaa lagu soo gunaanaday xarunta reer sheekh aweys ee magaalada Muqdisho.

Read More »

CIYAARIHII EUROSOM EE LAGU QABTAY GOTHENBURG SWEDEN OO LA SOO GABAGABEEYAY (Sawiro)

0 Visits: 2823 | Monday December 21, 2015 - 23:03:29
Ciyaarihii sanadlaha ahaa ee EUROSOM ayaa galabnimadii sabtidda lagu soo gaba gabeey xaflad ballaaran oo ka dhacday xarunta ay soo wada diyariyeen ururada SSK iyo neutrala IF oo ka dhisan caasimada labaad ee wadanka sweden magalada gothenburg

Read More »

Mucashaqiinti Xabiibkeeni Maxamed (NNKH) oo ku kulmay STOCKHOLM SWEDEN (SAWIRO)

0 Visits: 1704 | Monday December 21, 2015 - 10:07:30
Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay xaflad si weyn loosoo agaasimey laguna weeyneeynaayey Dhalashada Nabigeena Muxammed NNK, Xafladdaan oo ay soo qabanqaabiyeen culi,maaudiinka Ahlusunna Waljamaaca ee Stockholm ayaa waxaa kasoo qayb galay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada.

Read More »

Shacbi kala jinsi ah ee ku wallaaloobay Diinta Islaamka oo isugu soo baxay Xuska Suubanaheeni Maxamed (NNKH) GöTEBORG-SWEDEN. (SAWIRO)

0 Visits: 1632 | Monday December 21, 2015 - 00:24:12
Xili daafaha caalamka si cajiib ah ee ukala dhacayaan dabaal degyo lagu weyneenayo maalinta uu dhashay suubanaheeni Maxamed (NNKH) ayaa waxa ixtifaal weyn lagu qabtay magaalada Göteborg ee caasimada labaad dalka Sweden.

Read More »

Waxaad ii sheegtaa hal Gabar oo kamid ah Gabdhaha aad intarnerka ka wada sheekaystaan oo aad hada hadii lagu yiraahdo Guurso aad guursanaysid?

0 Visits: 3127 | Sunday December 20, 2015 - 02:44:48
Orod soo qubayso 1/3 Wakhtigaagu waa Cimrigaaga il biriqsi kasta oo ku dhaafa waxaad kasii tagaysay Aduunyada waxaadna u socotaa Qabriga marka is waydii Wakhtigii muxuu kugu dhaafay.

Read More »

Wasiir Farkeeti ayaa maanta soo xiray aqoon is weydaarsi u socday Shaqaalaha Canshuuraha Barriga‏

0 Visits: 1586 | Sunday December 20, 2015 - 01:52:20
Muqdiso, 19, Dec, 2015….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa maanta soo xiray aqoon is weydaarsi u socday laba todobaad Ciidamadda Ilaalada Canshuurah iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee ka howlgala canshuuraha bariga.

Read More »

Kooxda Horseed oo la carawday Koobki Jeneral Daa'uud (Sawiro)

0 Visits: 2706 | Friday December 18, 2015 - 01:20:42
Cayaartii galabta ee kama dambeysta tartanka Jeneral Daauud waxaa qaaday koobka oo ku guuleystay kooxda Horseed markii ay 2 – 1 kaga adkaatay kooxda Heegan. Waxay ahayd markii ugu horreysay ee si toos ah cayaar kubadda cagta looga daawado telefishinka Soomaaliya.

Read More »

Madaxweynaha: "Soomaaliya waxay gaartey biseyl siyaasadeed oo arrimaheeda ay ku go'aamiso''‏. (Sawiro)

0 Visits: 1813 | Wednesday December 16, 2015 - 23:48:56
Muqdisho, 16 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u soo xirey Madasha Wadatashiga Qaranka, oo magaalada Muqdisho ka dhacdey intii u dhexeysey 13-ka ilaa 16-ka bishan December.

Read More »

Siyaaradi Sheekh Suufi oo isku arkeen madax iyo Shacab tira badan ayaa maanta lagu soo gunaanaday Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 3525 | Friday December 11, 2015 - 02:04:15
Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay siyaarada caalimki weynaa ee Soomaaliyeed Sheekh Cabdiraxman Sheekh Suufi (Qudbul Banaadir) iyadoo siyaarada sheekha oo had iyo jeer xiligaan oo kale lagu qabto xarunta Sheekha ee magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Read More »

Gabar 17-sano jir Soomaali ah oo la qabtay iyada oo ku biiraysa ISIS

0 Visits: 1895 | Thursday December 10, 2015 - 01:01:40
Gabar Soomaali ah oo reer Linköping ah ayaa isbuucaan lagu xiray wadanka Austria ka dib markii looga shakiyay in ay ku sii jeedo wadanka Syria oo ay doonayso in ay ku biirto ururka ISIS ee ka dagaalama wadankaasi. Booliska Austria ayaa ku guuleystay in ay soo qabtaan gabadhaan iyagoo isticmaalaya signalka…

Read More »

Ruux Haweyney Ah Oo La Dhaqan Shabeel Mararka Qaarna Dhinac Seexata

0 Visits: 2512 | Thursday December 10, 2015 - 00:59:40
Janice Haley oo ah haweeey 57 sano jir ah ayaa waxa ay leedahay laba shabeel oo lab iyo dhadig kala ah kuwaas oo lagu kala magacaabo Janda iyo Saber kuwaas oo ay ku heyso jardiin ku yaalla magaalada Orlando ee Dalka Mareykanka.

Read More »

Mudo 3-sano ka dib oo shabaab laga saaray magaalada Jowhar maxaa iska badalay? Warbixin+Video.

0 Visits: 1636 | Thursday December 10, 2015 - 00:57:40
Maanta oo kale 9-kii December ee sanadkii 2012-ka Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidanka AMISOM ayaa la wareegay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/dhexe,waxaana halkaasi mudo sanado ka talinayay ururka Al-shabaab oo magaalada dib u dhac badan ku keenay.

Read More »

Ajnabigii Al-shabaab kasoo baxsaday oo Muqdisho la keenay iyo Wasiirka Difaaca oo ka Hadlay.

0 Visits: 1403 | Thursday December 10, 2015 - 00:51:40
Hay'ada Nabad-sugida Qaranka Somalia ayaa lagu soo wareejiyay maanta dagaal-yahankii Mareykanka ahaa ee dhawaan Al-shabaab kasoo baxsaday, iyadoo arrintan uu ka hadlay wasiirka gaashaandhigga Somalia, Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini. -

Read More »

Qaxooti doon ku soo galay Sweden iyo tareenada oo aqoonsi dadka waydiin doona

0 Visits: 1898 | Friday December 04, 2015 - 02:34:15
Iyadoo dowlada Sweden ay hada si degdeg ah u dhaqan-galinayso sharci ku qasbanaya shirkadaha gaadiidka dadweynaha sida tareenada, doomaha iyo basaska in ay dhamaan rakaabka waydiiyaan aqoonsi ayaa waxaa wadanka markii ugu horeysay taariikhda Sweden doon yar ku soo galay qaxooti.

Read More »

Golaha Wasiirada oo kulankoodii maanta ugu baaqay dhinacyada Gaalkacyo inay Ixtiraamaan heshiiskii Gaalkacyo

0 Visits: 1399 | Friday December 04, 2015 - 02:19:56
Muqdisho, December 3, 2015------Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo kulankan uu shir guddoominayay Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, waxayna ka hadleen qodobo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen…

Read More »

Xildhibaan Ismaacil Muxyadiin oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaalida ee kujira dowlada Norway ayaa baaq nabadeed udiray walaalaha ku dagaalamaya Gobolka Mudug.

0 Visits: 1567 | Friday December 04, 2015 - 01:51:46
Xildhibaan Ismaaciil Muxyadiin oo ah mudane katirsan dowlada Norway ayaa sheegay in xiligan aysan wanaagsanayn in lagu diriro wax aan micno wayn samaynayn sidoo kalena aysan haboonayn in la daadiyo dhiig cusub iyadoo xiligan ay mudan tahay in laga fakaro horumar iyo wax wada qabsi.

Read More »

TACSI: Allaha u naxariisto weriye Hindiya Xaaji Maxamed

0 Visits: 3664 | Friday December 04, 2015 - 00:51:46
Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho, waxaa tacsi u diraya dhammaanba bahdii ay la shaqeyn jirtay oo isugu jira madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Hay'adda Wadahadalka Bulshada CCD iyo weriyeyaal, waxayna magacyadooda kala yihiin:-

Read More »

Xildhibaan Ismacil Muxidiin: ''Weerarki Paris waxa uu ahaa mid lagu doonaayay in naceyb laga dhax abuuro bulshooyinka kala diimaha ah ''

0 Visits: 1585 | Sunday November 29, 2015 - 13:22:26
Xildhibaan Ismaaciil Muxidiin oo ah xildhibaan Soomaaliyeed ee katirsan barlamaanka Trondheim ee dalka Norway, ayaa waxa wareysiyo oo uga fal celinaayo weeraradi argagaxa badnaa ee Paris siiyay qaar kamid ah mediyaha dalka Norway.

Read More »

Sheekh C/raxmaan oo boqolaal Soomaali u jeediyay khudbad mudan in lagu camal falo + Video

0 Visits: 1561 | Sunday November 29, 2015 - 03:49:37
Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxyaddiin Celi oo ka mid ah mashaa'iqda Soomaaliyeed ayaa dalka Sweden ka jeediyay khudbad ay ka soo qeyb galeen boqolaal ka tirsan jaaliyadda Soomaalida dalkaasi degan. S

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Gaalkacyo & Guuleed oo hadlay

0 Visits: 1819 | Sunday November 29, 2015 - 03:03:47
Ugu yaraan 7 qof ayaa dhintay, in kabadan 30 kalena way dhaawacmeen, kadib markii maanta mar kale dagaal uu magaalada Gaalkacyo ku dhexmaray ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug.

Read More »