Dhaawac aan bogsaneyn

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-19aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 6925 | Friday June 12, 2009 - 13:32:52
Aqristayaasha Sheekadaan Xiisaha Badan waxa kaga cudur daaraneenaa mudada labada isbuuc ee hakadka kuyimid sii socoshada sheekada inagoo rajeeneena wixi hada dhiman in uusan na galin baaqasho kale hadii eebe laga helo waana mahadsantihiin kuna soo dhawaada markale qeybti 19aad ee sheekada xiisaha badan.

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-18aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 4950 | Friday May 29, 2009 - 16:43:07
Anigoo ka yaabban Saaxibkey sida uu noqdey ayaan iri: adiga sida iiga kaa muuqata haddii aad ku sii socoto xaalladaada meel xun ayey gaari doontaa , aniga waxaan kuugula talinayaa inaad i maqasho ayaa wanaagsan , arrintaan haka welwelin ilaa ay ka soo dhamaato sheekadeeda, inta ka horreysana sidii caadiga…

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-17aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 4597 | Friday May 22, 2009 - 11:24:12
Runtii qoraalkaas waxaan ka quud adrreynayey in Ruuni aqrisato oo ay markaas wax ilaqabato,laaakiin wax isbeddel ah kamaarag xitaa ma ogaan in ay Ruuni farriimahaas iyo qoraalladaas aqrisatey Ruuni, waxaanse anigu u qaatey ineysan marna Ruuni u gudbin doonin wax fikrad ah maadaama ay og tahay inaan…

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-16aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 4220 | Friday May 08, 2009 - 11:13:10
Waxaan kale oo aan kordhiyay tegidii aan Ruuni ugu tegayey Dugsiga ay dhiganeysay , si aan la ii fahmin sababta aan Dugsigaas ugu noqnoqonayana waxaan dhiirri geliyay qaar ka mid ah ardeyda halkaas joogtay oo aan xaafadda isla degganeyn si ay u qoraan Wargeyska derbiga , fikiraddaasna waxaa soo dhaweeyay…

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-15aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 3777 | Thursday April 16, 2009 - 20:50:34
Dhacdadaas keddib waxaa igu dhashay fikir ah inaan Ruuni markasta oo aan firaaqo ahey mashquuliyo si aan uga hadalsiiyo dabadeedna aan uga dhigo qof ii dhego nugul oo i maqla... intaas waxaa ii dheeraa kikir aad u culus oo ku saabsanaa arrin aan ka damacsanaa Ruuni qudheeda , fikirkaasna runtii ma xaddidi…

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-14aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 4077 | Thursday April 09, 2009 - 22:30:30
Sida runta aheyd waxaa ka muuqdey qoraalladaas dadaal ay muujinayaan ardeyda Dugsiga oo ay kula tartamayeen Dugsiyo kale oo la siman , anigana intii yareyd oo aan isku maaweelinayey waan ka faa�iideystay, waxayna I soo xusuusiyeen waagii aan aniga qudheyda ardeyga ahaa oo aan qori jiray Wargeysyadaas…

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-13aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 4760 | Thursday April 02, 2009 - 22:42:59
Waan yaabey waxaana isku canaantey xaggeed jirtay inta ay Ruuni sidaan u koreysay oo ay isbeddelladaan ku dhacaayeen ?, maalintaas Ruuni Markey in yariga fogaatey dib ayey ii soo eegtay anigoo weli isha la raacayo , markeyiijeedday inaan eegayana wey ii qososhay iyadoo qosolkaas iigu muujineysa iney…

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-12aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 4304 | Thursday March 26, 2009 - 22:22:10
Saaxibkey wuxuu igu yiri markaan warqadda akhriskeeda dhameeyey: noo soo bixi waraaqihii hore oo feyl iigu fur tan aad hadda aqrineysidna ku dar una kala hor mari sidey u soo kala horeeyeen , warqad kasta oo uu Mukhtaar soo dirana ku daba qabo kuwaan.

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-11aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 5227 | Thursday March 19, 2009 - 21:47:08
Marka aan kuu soo kobo, waxaan ka qabey Ruuni dareen feyjignaan ah , iyadoo ay intaas ii garab socotay gabbaad aan ugu jiro gabadhaas�., in kastoo aan si wanaagsan u garaneyn sababta igu kallifeysay inaan Ruuni dhufeys u galo oo mar alla markaan arko ama aan ujeedo aan u damco inaan la hadloama…

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-10aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 4320 | Thursday March 05, 2009 - 22:53:26
Markii ay soo roonaatey Ruuni waxaa la geeyay Dugsi qur'aan iyada iyo gabarkale oo ay habar yarteed dhashay oo iyadu in yar ka weyneyd, waxaana la kulmi jiray iyadoo dugsigii ka soo noqotay oo labadeeda dhaban iyo gacmaha ay khad madow uga taal, dharka ay gashan tahayna uu khad la madoobaadey, waxaana…

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-9aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 3798 | Thursday February 19, 2009 - 20:14:53
Annagoo ka soo dhaqaaqin halkaan ku istaajinay gaarigii aan wadaney ayuu Axmed Warqaddii furay kuna akhriyay cod uu I maqashiinayo, runtiina halkii aan ka filaneynay inaan faraxno waxaan dareennay cabsi weynoo aan ka qabno wararka aan ka aqri doono Waraqadda Mukhtaar, Axmedna wuxuu ka aqriyay wararkan;

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-8aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 3062 | Friday February 13, 2009 - 12:28:40
Maalintaas keddibna saaxibkey Axmed habeen kasta soo jeed rasmi ah ayaa u bilowdey si kasta oo aan isugu dayo inaan Axmed illowsiiyo arrinta Runina waan ku kari waayey farxaddeynii , firfircownideynii shaqo iyo xisihii aan u qabney shaqadeynii hoos u dhac ayaa ku yimid , nolosheynii murugo maalin kasta…

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-7aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 4532 | Friday February 06, 2009 - 14:32:57
Hurdadii ayaa iga haaddey, waxaana soo fariistay agtiisa, waxaana weydiiyay sababta uu weli halkan u fadhiyo oo uu la fikirsan yaha?.

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-6aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 3526 | Thursday January 29, 2009 - 21:16:35
Intaas waxaa raacsanaa Qore Mukhtaar, POBOX ............... Mogadishu -- Somalia. Anigoo la yaabban hadallada warqadda ku qoran ayaan hore ka weydiiyay Axmed: Ruuni sow ma'aha gabadha aad mehersatay?

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-5aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 3490 | Friday January 23, 2009 - 21:21:36
Dhibaato kasta oo isoo gaarteyna waxaan ka dhigtay arrin Ilaah igu imtixaanayo oo iimankeyga lagu tijaabinayo inaan ku samrayo iyo in kale, laakiin aniga ilaah ayaan ku mahadiyay waxaana soo xusuustay iney jiraan: dad iyagu qalliin culus lagu sameeyo oo xubnahooda qaar la jaro xanuunkana u adkeysta.dad…

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-4aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 3772 | Friday January 16, 2009 - 10:55:09
Cudur Daar: Dhamaan Aqristayaasha Webka Warsheekh Gaar ahaan kuwa ku tixan had iyo jeer Qormooyinka Sheekooyinka gaar ahaan Sheekada Xiisaha Badan ee Dhaawac aan Bogsoon waxa ka cudur daaraneenaa hakadki ku yimid taxanaha sheekada ee isbuuxi hore sababa farsamo awgeed, waxana rajeyneenaa in aynaga aqbali…

Read More »

Sheeko Taxane ah Dhaawac aan Bogsaneyn, Qeybti-3aad, By: Aweis Xuseen Shiino!

0 Visits: 3310 | Friday January 02, 2009 - 12:00:56
Axmed ma uusan eegin mushakalkii aan u dhigay ee akhriskii ayuu sii watey. warqadda uu akhrinaayeyna waxay ka koobneyd saddex bog oo far aad u yaryar ka muuqatey,markii uu dhameeyay akhriskii ayuu warqaddii ii soo taagey dabadeedna intaan ka qabsadey ayaan weydiiyay cidda u soo dirtay? Saaxibkey Axmed…

Read More »