Sports

Kulan Xiiso leh oo Caawa dhexmari doonno Kooxaha Chelsea iyo Galatasaray

0 Visits: 1652 | Wednesday February 26, 2014 - 13:43:31
Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Chelsea iyo Galatasaray Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 10:45 pm habeenimo.

Read More »

Kooxda Olympiakos oo cashir aysan ilaabeyn u dhigtay Man United "Sawirro"

0 Visits: 1664 | Wednesday February 26, 2014 - 12:57:48
Kooxda Olympiakos ayaa xalay si xun u gashay kooxda Man united kadib markii 2-0 ay ku garaaceyn

Read More »

Caawa Maxaa kala heysta Kooxaha Real Madrid iyo Schalke?

0 Visits: 1484 | Wednesday February 26, 2014 - 12:42:02
Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Real Madrid iyo Schalke Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 10:45 pm habeenimo.

Read More »

Tababare moyes oo ka xanaaqay guul-daradii xalay dhahayna...

0 Visits: 1829 | Wednesday February 26, 2014 - 12:26:24
Macalinka Manchester United David Moyes ayaa muujiyay sida uu uga xanaaqsan yahay qaabciyaareedkii liitay ay kooxdiisu xalay ku soo bandhigtay dalka Greece.

Read More »

J.Mourinho oo ka carooday Vedio si qarsoodi ah looga duubay "Muxuu sheegaye?"

0 Visits: 1616 | Tuesday February 25, 2014 - 12:52:21
Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa ka careysan ama wajigabax kala kulmay ka dib markii si qarsoon looga duubay Vedeo isagoo dhaliilaya tayada weeraryahanada uu haatan ku heysto Chelsea.

Read More »

Booliska London oo baaritaano kuwado Ciyaariyahanka Arsenal ee Ozil "Sabab? + Sawirro"

0 Visits: 13497 | Tuesday February 25, 2014 - 12:14:44
Xidiga dhibaateysan ee Arsenal Mesut Ozil ayaa boolisku su'aalo ka waydiiyeen eedeeymo ah in gaariga uu watay uu shil ku galay qof sawir qaade ah.

Read More »

Tababare Moyes oo ka hadlay Ciyaariyahaanada uu ku tashanayo kulanka caawa "Waa kuwee?"

0 Visits: 1551 | Tuesday February 25, 2014 - 11:57:25
Tababaraha Manchester United David Moyes ayaa sheegay in xidigaha Wayne Rooney iyo Robin van Persie ay Red Devils dhaafsiin doonaan kooxda Olympiacos tartanka Champions League.

Read More »

Barcelona oo u dhaqaadi doonto dhanka iyo daafaca kooxda Villarreal

0 Visits: 2485 | Tuesday February 25, 2014 - 09:23:08
Barcelona aya lala xiriirinayaa in ay doon-dooneyso daafaca kooxda Villarreal nin lagu magacaabo Mateo Musacchio.

Read More »

Kooxda Dekedaha oo afka dhulka u dartay Kooxda Heegan

0 Visits: 1895 | Monday February 24, 2014 - 22:02:55
Galabta ayaa waxaa la ciyaaray koobka (Nation Champion Ship) kaa oo ka dhacaye garoonka Banadir Stadium ee Magaaladda Muqdisho ayadoona ay fooda is dareen Kooxda Dekedaha iyo Kooxda Heegan.

Read More »

Real Madrid yee ka dooneysaa Man United?

0 Visits: 2473 | Monday February 24, 2014 - 14:49:18
Kooxda Real Madrid ayaa eegeysa inay goolhayaha kooxda Manchester United David de Gea ay dib ugu soo celiso caasimadda Spain xagaaga sida ay warinayso majaladda Sports Direct News.

Read More »

Bayern Munich oo daneeneysa daafac u ciyaaro New-Castle "Waa kuma daafacaas"

0 Visits: 1549 | Monday February 24, 2014 - 14:41:26
kooxda Bayern Munich ayaa daneeneysa daafaca buuxa ee kooxda Newcastle United iyo xulka FranceMathieu Debuchy, sida laga soo xigtay warabaahinta Germany.

Read More »

Ciyaar Xiiso leh: "Heegan iyo Dekedaha Maxaa kala heysto galabta"

0 Visits: 1866 | Monday February 24, 2014 - 09:37:14
Ciyaaraha kasoconayo dalkeena hooyo ee Soomaaliya ayaa galabta waxaa la filayaa in ay fooda is daraan labada kooxood ee kala ah Heegan iyo Dekada

Read More »

Arsenal oo baadi goob ugu jirto daafac ka tirsan Liverpool

0 Visits: 1787 | Monday February 24, 2014 - 08:39:05
kooxda Arsenal ayaa waxa ay baadi goob xoogan ugu jirtay Ciyaariyahaanka dhanka dafaaca kaga ciyaaro kooxda Liverpool Xidiga lagu Magacaabo Glen johnson.

Read More »

Liverpool oo Real Madrid ka dooneyso Weeraryahan "Waa kuma Ciyaariyahaankaasi?"

0 Visits: 3021 | Monday February 24, 2014 - 08:20:15
Kooxda Liverpool ayaa isha la raac-raaceysa Ciyaariyahaan dhanka weerarka kaga ciyaara kooxda Real Madrid ninka lagu Magacaabo Banzema.

Read More »

Liverpool oo isha la raaceysa daafac u ciyaara Juventus "Waa kuma?" Aqriso

0 Visits: 1440 | Sunday February 23, 2014 - 14:44:43
Tababaraha kooxda Liverpool Ninka lagu Magacaabo Brenden Rodgers ayaa doonaya inuu xagaaga la soo wareego daafaca dambe Ee kooxda Juventus Angelo Ogbonna kaa oo inbadan lala xiriirinayay inuu u soo dhaqaaqi dhanka iyo gegeda Anfiled oo ay ku ciyaarto Liverpool.

Read More »

Drogba oo lafilayo in uu Chelsea dib ugu soo laabto iyo shaqo cusub oo sugeyso

0 Visits: 1705 | Sunday February 23, 2014 - 14:36:38
Didier Drogba ayaa heysta fursad uu dib ugu laaban karo Chelsea sida uu Dean Jones ku qoray Majalada Sunday People.

Read More »

J. Terry oo daneenaya joogitaanka Stamford Bridge

0 Visits: 1525 | Sunday February 23, 2014 - 14:29:18
Daafaca kooxda Chelsea John Terry ayaa qiray in uu rajeynayo in heshiis cusub uu u saxiixo kooxda Chelsea si uu isii joogo Stamford Bridge.

Read More »

Kooxda galatasary oo cashar u dhigtay Kooxda Basiktas, Sheegtayna in Chelsea ay mari doonto

0 Visits: 1390 | Sunday February 23, 2014 - 10:32:29
Kooxda galatasary ayaa waxa ay cashar lama ilaaabaana u dhigtay Kooxda Basikta ayadoona uga badisay kooxdaasi 1:0 waxa ayna tilmaamtay in Chelsea ay mari doonta cashirkas ayadoo oo ay ku kulmi doonaan horyaalka qaaradda yurub ee champions leaugue.

Read More »

Macalinka kooxda liverpool oo rajo weyn ka qabo u soo bixitaanka koobka kooxaha yurub

0 Visits: 1512 | Sunday February 23, 2014 - 10:20:25
Brender Rodgers oo wareysi siinaayay tv-ga kooxda liverpool ayaa tilmaamay rajadda uu ka qabo u soo bixitaanka champions leaugue waxaana wariyaha tvga uu weydiiyay rajada u soo bixitaanka koobkaas.

Read More »

Rooney oo heshiis cusub usaxiixay Kooxdiisa Man Unitedd

0 Visits: 1509 | Saturday February 22, 2014 - 15:17:46
Xidigga kooxda Man United iyo xulka England ayaa la xaqiijiyay in uu heshiish cusub u saxiixay kooxda, heshiishkaas ayaa ka dhigaya in Rooney uu isbuucii qaato 500 kun oo ah lacagta mareykanka.

Read More »

Macalinka kooxda liverpool ayaa ku dhiirigiliyay Johnson sii joogista kooxda liverpool

0 Visits: 1871 | Saturday February 22, 2014 - 14:31:33
Rodgers macalinta liverpool ayaa mesha ka saaray hadaladda sheegaya in uu bixirabo ciyaaryahanka kooxda liverpool johnson waxaana rodgers uu intaa raaciyay in ciyaaryahanka uu yahay ciyaaryahan waxqabad leh liverpoolna ay ku adagtahay in ay fasaxdo daafacaas.

Read More »

Henry oo qaba in Arsenal iyo Man City ay fursad u haystaan in ay u soo gudbaan wareegga 8deeda ee horyaalka qaaradda yurub

0 Visits: 1466 | Thursday February 20, 2014 - 12:44:13
xidigii hore arsenal theiry henry oo wareysi siinaayay tv sportigga ka hadlaa ayaa carabaabay in kooxaha englishka ka dhisan ee Arsenal iyo Man City ay haystaan fursad qaali ah oo ay ugu soo baxaan wareegga 8deeda ee championka tusaalaha uu henry u soo qaaday ayaa qayb ka ah tii dhacday oo kale ee sanadkii…

Read More »