Siyaaro

Siyaaradi Caalimki ee ka aflaxeen Caalimiinti Ahlusunah Sheekh Daa'uud Cali Idiris oo lagu qabtay Warsheekh (Sawiro)

0 Visits: 2689 | Friday July 31, 2015 - 18:41:51
Waxa degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe lagu soo gunaanaday siyaaradi caalimki ee ka aflaxeen caalimiinta Soomaaliyeed Sheekh Daa'uud Cali Idiris oo loo yaqaano (Abuulan Sheekh Daa'uud).

Read More »

(Q.1aad) Fadliga Bisha Ramadaan "Sh: C/llaahi " Cali Aadan

0 Visits: 1998 | Sunday July 05, 2015 - 00:18:13
Waxa halkaan idinku soo gudbin doonaa barnaamijyo taxane diini ah oo aan ku weyneeneeno Bisha Barakeysan ee Ramadaanka (Q.1aad) Fadliga Bisha Ramadaan "Sh: C/llaahi Cali Aadan"

Read More »

Siyaaradii Qudubiinti Qaadiriya oo lagu soo qatimay Magaalada Muqdisho. (Sawiro).

0 Visits: 2471 | Sunday May 24, 2015 - 02:18:01
Xarunta qudubka Dariiqada Qaadiriyah ee magaalada Muqdisho ayaa waxa lagu soo qatimay Siyaaradi Mashaa'iqdi iska soo dhaxashay hogaanka dariiqada qaadiriyah ee Soomaaliya, Sheekh Shaacir, Sheekh Muxyadiin iyo sheekh Sayid cali.

Read More »

Soomaalida kunool wadanka Ingiriiska oo siweyn udhigtay Siyaaradi Sheekh Cabdullaahi Qudubi (Sawiro).

0 Visits: 3079 | Friday May 15, 2015 - 16:25:54
Siyaaradii shiikhii weynaa ee caalimka ahaa Sh. Cabdulaahi Macalin Yuusuf (Qudubi) ayaa lagu soo qatimay magaalada Manchester ee wadanka ingiriiska.

Read More »

Siyaaradi Sheekha Cilmiga iyo Dariiqada, Sheekh Axmed Gabale oo lagu soo Qatimay Qalimow (Daawo Sawiro).

0 Visits: 5302 | Sunday April 05, 2015 - 13:35:29
Tuulada Qalimow ee Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa lagu soo qatimay Siyaaradi Caalimki weynaa Asayid Sheekh Axmed Gabale iyo Sheekh Maxamed Xasan, oo ee si siman uga soo qeybgaleen Culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac oo ee hogaaminayaan Jikooyinka waa weyn ee Ahlu Dariiqa.

Read More »

Siyaaradi Sh: Muxyadiin Celli oo lagu soo qatimay Mowlaca Sh: Cali Cabdulle (Daawo Sawiro).

0 Visits: 4091 | Tuesday March 24, 2015 - 23:05:45
Banaanbax aad ubalaaran oo ee kasoo qeybgaleen culuma'udiinka Ahlusunah waljamaac gaar ahaan Jikooyinka ku abtirsada Sheekh Muxyadiin Celli ayaa lagu qabtay xarun diimeedka Sheekh Cali Cabdulle.

Read More »

Siyaaradi Sheekhi Caarifka ahaa Sheekh Muxyadiin Celli oo lagu Qabtay Magaalada Muqdisho. (Sawiro).

0 Visits: 3780 | Sunday March 22, 2015 - 13:20:19
Siyaaradi Sheekhi Caarifka, Caalimka ahaa ee Sida weyn dadka Soomaaliyeed uyaqiineen Sheekh Muxyadiin Celli ayaa waxa qur'aan aqriska siyaaradiisa ka bilaabatay magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Read More »

Munaasabad Lagu Weyneynayay Dhalashada Nebiga CSW Oo Ka Dhacday Masjidka Al Birri ee Degmada Kaaraan (Sawiro)

0 Visits: 2966 | Friday January 23, 2015 - 23:32:46
Munaasabad aad ubalaaran oo lagu xusayay xuska dhalashada Nabigeeni Maxamed (NNKH) ayaa lagu qabtay Masjidka Albiri ee degmada Kaaraan magaalada Muqdisho. Munaasabadaani oo aheyd mid ay siweyn uga soo qeybgaleen Culumaa'udiin, Aqoonyahano, Ganacsato iyo sidoo kale dadweyne isaga kala yimid gudaha…

Read More »

Siyaaradii Sheekh Aweys Al Qaadiri Oo Muqdisho Lagu Soo Gebagabeeyay (Sawiro)

0 Visits: 5754 | Saturday January 17, 2015 - 02:08:52
Siyaarada Sheekh Uweys Bin Axmed oo Umada Soomaaliyeed utaqaan Sheekh Uweys Maxamed al qaadiri ayaa waxa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee gobolka Banaadir iyadoo banaanbaxyo lagu weyneenayo siyaarada ka kala dhaceen Caalamka gaar ahaan Magaalada Muqdisho Banaanbaxa Siyaarada oo ay kasoo qeyb galeen…

Read More »

Xuska Nabiga CSW OO Si Cajiib leh looga dhigay Mowlaca Reer Sh Cabdi Ee Kaaraan

0 Visits: 2863 | Thursday January 08, 2015 - 23:26:29
Bisha Barakeysan Ee Aynu Kujirno oo Lagu Magacaabo Rabiicul Awal ayaa waxa ay Somalida u taqaanaa Bisha Mowliidka taasoo ku beegan Xilliga Uu Xabiibkeena Muxamed CSW Dhashay.

Read More »

Ixtifaalka Rasuulka CSW oo Si Cajiib Leh Looga Dhigay Nairobi

0 Visits: 3192 | Monday January 05, 2015 - 16:00:00
Bisha Barkeysan Ee Rabiicul Awal Oo Ah Bil Astaan U Ah Mucaashiqiinta Nabigeena Suuban CSW Taas Oo Ay Kusoo Bandhigaan Ixtifaalaad Lagu Weyneynayo Xabiibka Suuban CSW Oo Dhalashadiisa Ku Beegantahay Bishaan Rabiicul Awal 12-keeda.

Read More »

XAFLADDII UGU BALAARNEYD EE MOWLIDKA NABIGA NNK EE KA DHACDA QAARADDA YURUB OO LAGU QABTAY STOCKHOLM‏

0 Visits: 3134 | Sunday January 04, 2015 - 11:30:30
Waxa magaalada Stockholm ee caasimadda wadanka Sweden lagu qabtay Munaasabad lagu weyneenayo dhalashada Suubanaheeni Maxamed (NNKH).

Read More »

Munaasabadi Ugu horeesay ee Dabaal Dega Xuska Dhalashada Nabiga oo lagu qabtay Nairobi (Sawiro)

0 Visits: 2359 | Thursday December 25, 2014 - 04:17:12
Waxa magaalada Nairobi ee dalka Kenya maanta lagu qabtay Munaasabadi ugu horeesay ee lagu weyneenayo dhalashada maalinta uu dhashay Suubanaheeni Maxamed (NNKH), iyadoo munaasabadaani ee kasoo qeybgaleen culumaa'udiin, aqoonyahano, siyaasiyiin iyo guud ahaan qeybaha kala gedisan ee buslhada muslimiinta…

Read More »

Culumaa'udiinka Ahlusunnah oo siweyn isugu soo baxay banaanbixi Siyaarada Sh: C/raxman (Suufi)

0 Visits: 2699 | Monday December 22, 2014 - 18:08:02
Siyaaradi Sheekh Cabdiraxman (Suufi) siyaarada sheekha oo sanadkaani aheed tii ugu balaarneed ayaa waxa ksoo qeybgalay dadweyne lagu qayaasay kumanaan kuwaasi oo isugu jiro Culumaa'udiin, madax katirsan dowlada iyo qeybaha kala gadisan ee bulshada Soomaaliyeed.

Read More »

Siyaarada Shariif Calawi oo Muqdisho lagu soo qatimay (Daawo Sawiro )

0 Visits: 2589 | Friday December 05, 2014 - 00:15:33
Dhamaan Dariiqooyinka Ahlusuna Waljamaac ayaa Maalinimadi Shalay Waxa ay soo gunaanadeen Siyaaradi Shariifkeeni Shariif Calawi.

Read More »

Siyaaradi Sheekh C/raxman Sheekh Cumar oo Lagu qabtay Sweden (Sawiro)

0 Visits: 3735 | Sunday November 23, 2014 - 23:26:06
Waxa magaalada Gothernbug ee dalka Sweden lagu soo gaba gabeeyay siyaaradi caalimiinta Soomaaliyeed ee Sheekh C-raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman

Read More »

Siyaaraadka Sh Cabdi Celi Iyo Sh Muxamed Sh Cabdi Oo Lagu Qabtay Nairobi.

0 Visits: 2925 | Tuesday November 11, 2014 - 23:13:36
Waxaa Magaalada Madaxda Dalka Kenya Ee Nairobi Lagu Qabtay Siyaaraadka Culamaa'udiinka Somaaliyed Ee Kala Ah Sh Cabdiraxmaan Sh Cumar Oo Ku Magac Dheer (Sh Cabdi Celi) Iyo Wiilkiisa Kadhaxlay Cilmiga Iyo Wilaayada Ee Sh Muxamed Sh Cabdiraxmaan Oo Aalaaba Waqtigaan Oo Kale Lagu Qabto Daafaha Caalamka.

Read More »

Siyaaradi Mashaa'iqda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada London (Sawiro)

0 Visits: 2896 | Tuesday November 11, 2014 - 09:25:02
Waxa magaalada London gaar ahaan south west , lagu soo qatimay Qur'aan aqriska siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed ee Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman.

Read More »

Banaanbax iyo Dhafar ee isku arkeen Ahlu Dariiqo oo lagu soo qatimay Siyaarada Mashaa'iqda (Daawo Sawiro+Video)

0 Visits: 4181 | Saturday November 08, 2014 - 19:04:44
Siyaaradi Sheekha Caalimka ahaa ee Sheekh C/raxman Sheekh Cumar Al-Warsheekhi iyo Sheekhi Cilmiga iyo Sijaadada ka dhaxlay Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman ayaa lagu soo qatimay xilqooyin dikri ah oo ee kasoo wada qeybgaleen dhamaan Ahlu dariiqo.

Read More »

Qatinki Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Mashaa'iqda ee magaalada Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 2463 | Saturday November 08, 2014 - 02:35:31
Waxa lasoo gunaanaday qadmooyinka Qur'aanka kariimka ee siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman.

Read More »

(Ogeysiis). Qur'aan Aqriska, Siyaaradi Masha'iqda oo ka bilaabatay magaalada London

0 Visits: 2101 | Friday November 07, 2014 - 02:09:27
Qur'aan aqriska Siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed , Sheekh Cabdiraxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman ayaa ka bilaabatay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Read More »

Qur'aan Aqriska Siyaaradi Caalimki weynaa ee Kutubada badan Alifay Sh. Cabdi Celli oo la bilaabay (Sawiro)

0 Visits: 2652 | Tuesday November 04, 2014 - 18:55:10
Waxa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho gaar ahaan Masjidka Sheekh C/raxman Seylici ee degmada Kaaraan ka bilowday Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Caalimki weynaa Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekha Cilmiga kadhaxlay ee Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman.

Read More »