Featured

Dhagax dhigi Isbitaalka Degmada Warsheekh oo aan loo kala harin (Sawiro).

0 Visits: 3435 | Monday June 27, 2016 - 20:02:07
Xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxa maanta lagu qabtay munaasabad lagu dhagax dhigaayay isbitaalka degmada Warsheekh iyadoo munaasabadaas ee kasoo qeybgaleen qeybaha kala gedisan ee bulshada reer Warsheekh.

Read More »

(Q,2aad) Shirib Kaftan ah ee beelaha wallaalaha ee Daa'uud iyo Celli (Dhamaad)

0 Visits: 2735 | Sunday June 05, 2016 - 23:06:07
Waa qeyb kale oo katirsan muuqaalo tixana ah oo aan dib umilicsaneeno keydka shabakada Warsheekh iyo Xusuuusti kulan sanadeedki Cisaley.

Read More »

Xusuusti shirta Cisaley. Shirib Kaftan ah ee beelaha. Daa'uud & Celli (Video)

0 Visits: 3100 | Saturday May 28, 2016 - 21:56:01
Xusuusti Shirta Cisaley oo ee isku heleen laashimiin caan ku ah shirta iyo guurowga ayaa waxa qeybta 2.aad idinku soo xulnay shirib kaftan ah oo udhaxeeyo Beelaha Daa'uud iyo Celli.

Read More »

Xildhibaan Ismacil Muxyadiin oo ah mudane katirsan golaha deegaanka ee Norway ayaa kahor yimid sharci kala laabashada muwaadiniinta Soomaaliyeed.

0 Visits: 2044 | Saturday May 21, 2016 - 01:39:11
Ismaciil Maxamed Muxyadiin oo ah mudane Soomaaliyeed oo laga soo doortay golaha deegaanka ee Magaalada Trondheim ee dalka Norway ayaa si kulul uga hor yimid hadal heyn xoogan oo baryahaan lasoo deristay qaar kamid ah Soomaalida kunool dalkaasi.

Read More »

Siyaaradii Qudubiinti Qaadiriya oo lagu soo qatimay Magaalada Muqdisho (Sawiro).

0 Visits: 4099 | Thursday May 12, 2016 - 01:31:13
Xarunta qudubka Dariiqada Qaadiriyah ee magaalada Muqdisho ayaa waxa lagu soo qatimay Siyaaradi Mashaa'iqdi iska soo dhaxashay hogaanka dariiqada qaadiriyah ee Soomaaliya, Sheekh Muxyidiin Sheekh Aweys, Sheekh Shaacir Sheekh Aweys iyo sheekh Sayid cali.Sh: Muxyidiin

Read More »

Maxaa kala socotaa shirqoolka Muungaab iyo Sharif Xasan ee ka wadaan magaalada Muqdisho?

0 Visits: 3932 | Thursday May 12, 2016 - 01:25:22
Warar hoose oo ee heshay Shabakada Warsheekh ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ee kasocdaan kulamo sadex geesood ah oo lagu jah wareerinayo siyaasada Soomaaliya.

Read More »

Hilib aa ku rarateen Dhurwaa, waana huruddeen‏

0 Visits: 3273 | Thursday May 12, 2016 - 00:50:13
Waa Ayaan dara in shaqsi kasta oo shacabka dhibaateeya aan lagula xisaabtamin dhibkii uu shacabka u geestay xiligii uu xafiiska joogay waa muhiim in la bidhaamiya dimbiilaha iyo mid wadaniga ah waana in lakala saaraa.

Read More »

Xuski siyaarada Sheekh Cabdullaahi Qudubi oo si weyn leysugu soo baxay Magaalada Manchester (Sawiro).

0 Visits: 4985 | Tuesday May 03, 2016 - 00:16:31
Magaalada Manchester ee cariga boqortooyada Ingiriiska ayaa maalinimadi axada waxa lagu qabtay xuska siyaarada Sheekhi weynaa ee cilmiga iyo dariiqada Sheekh Cabdullaahi Qudubi iyadoo si weyna xuska sheekha ee uga soo qeybgaleen qeybaha kala gedisan ee bulshada Muslimiinta ee kunool magaaladaasi.

Read More »

"Qaxootiga ha la deymiyo lacagta nolosha"

0 Visits: 2384 | Sunday April 10, 2016 - 00:48:46
Xisbiga Dhexe (Centerpartiet) ayaa isbuucaan soo jeediyay fikrad cusub oo haddii ay qaataan xisbiyada kale si weyn wax uga badalaysa qaabka ay Sweden u qaabisho qaxootiga. Gudoomiyaha xisbiga Annie Lööf ayaa soo jeedisay in halkii qaxootiga la siin lahaa lacag bilaash ah, in la deymiyo lacagta ay…

Read More »

Maraakiib iyo diyaarado dagaal oo lagu arkay xeebaha Garacad

0 Visits: 1553 | Sunday April 10, 2016 - 00:48:46
Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ee Bartamaha dalka Somaliya ayaa sheegaya in saaka halkaais lagu arkay Maraakiib dagaal oo ay ka dul kacayaan Diyaarado Helicopter ah, sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka Garacad.

Read More »

K/AFRIKA : Aabe Soomaali ah oo xaaskiisa & 3 – Gabar oo uu dhalay ku gowracay Johannesburg

0 Visits: 1817 | Sunday April 10, 2016 - 00:48:46
JOHANNESBURG, Nin La Tuhunsanyahay In Uu Soomaali Yahay Oo Xaaskiisa Iyo Sadax Caruur Ah Ay U Dhashay Ku Dilay Degaanka Tsakane ee ku yaalla duleedka Magalada Johannesburg ee wadanka Koonfur Afrika.

Read More »

Suldaanka Beesha Celi oo baaq kasoo saaray kulan waxgaradka Beesha ku yeesheen wadanka Sweden. (Warbixin).

0 Visits: 2762 | Tuesday April 05, 2016 - 23:59:01
Bayaan uu kusaxiixan yahay Suldaanka beelweynta Lixda Celi Cumar, Suldaan Aweys Suldaan Maxamuud ayaa waxa uu si weyn suldaanka utaageeray shirka waxgaradka beesha Celi cumar ee kunool wadanka Sweden ee ku yeesheen magaalada Gotherburg.

Read More »

Booliska Sweden oo ugaarsanaya qaxootiga sharciga loo diiday

0 Visits: 1668 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
Booliska xuduudaha Sweden ayaa dhawaan bilaabaya in ay baacsadaan oo ugaarsadaan qaxootiga loo diiday sharciga Sweden kuwaasoo si qasab ah looga musaafurin doono wadanka. Dowlada ayaa ku amartay booliska in ay ugaarsadaan dadka sharciga loo diiday isla markaana ay degdeg wadanka uga saaraan.

Read More »

Maxkamada ICC oo maanta go'aan ka gaareysa kiiska William Ruto

0 Visits: 1770 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
Madaxweyne ku-xigeenka Kenya, William Ruto, ayaa maanta oo Talaada ah isaga iyo ninka la eedaysanba, weriye Joshua arab Sang, waxa ay ogaan doonaan in kiiska loo haysto ee dambiyada ka dhanka ah aadanaha ay qaaliyada Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada meesha ka saaraan iyo inkale.

Read More »

R/wasaare Cumar ayaa bilaabay qorsho dib u eegis heshiiskii Puntland iyo DF Somalia

0 Visits: 1814 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
R/wasaare Cumar ayaa wada qorshe dib loogu noqonayo qodabadii uu u saxiixay Maamulka Puntland maadaama ay qodobada qaar yihiin kuwa In dib loo fiiriyo ah waxaana uu sheegay in qodobada qaar ay yihiin kuwo kulminaayo awoodo kaladduwan.

Read More »

Daadadkii cagta mariyay magaalada Jigjiga oo qasaarahoodu sii kordhayo + Sawirro

0 Visits: 1808 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
Xaaladda magaalada Jigjiga ayaa isbedel xoogan laga dareemayaa tan iyo wixii ka dambeeyay markii xaafado ka tirsan magaalada ay cagta mariyeen daadad xoogan oo geystay qasaarooyin baaxad leh, iyadoo tirada dadka ku geeriyoonaya daadadkaasi ay kor u sii kacayaan.

Read More »

AMISOM oo si buuxda u shaacisay Magacyada Saraakiil Al-Shabaab ah oo ay ku dileen G/Sh/Hoose.

0 Visits: 1541 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
War kasoo baxay taliska ciidamada midawga Africa ee Soomaaliya jooga oo magacooda AMISOM la yiraahdo ayaa waxay ku shaaciyeen magacyo saraakiil ka tirsan

Read More »

Al-shabaab oo ka baxay Aadan-yabaal iyo Ciidamo Huwan ah oo dul dagay Degmada.

0 Visits: 1758 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
Wararka ka imaanaya Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Al-shabaab ay ka baxay Degmada ka dib Markii Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Culeys soo saareen Magaalada.

Read More »

"Soomaalidu waa jiir ee nolosha ha lagu gubo"

0 Visits: 1673 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
Islamofobi i Tomelilla, anonym muslimsk kvinna som berätta för Sydsvenskan hur det är att vara muslim i Tomelilla. Bilden ingår i artikelserien om Islamofobi i Svergie.

Read More »

Akhriso: Shirkada Nationlink Telecom oo Qiime-dhimis ballaaran u sameysay Macaamiisheeda -

0 Visits: 2741 | Wednesday March 23, 2016 - 03:12:02
Shirkada isgaarsiinta ee Nationlink ayaa qiime-dhimis ballaaran oo dal iyo dibad ah u sameysay dhamaan maamiisheeda muddo laba Bilood ah oo ka billaabanaynsa 18 /03/2016. Waana adeega ku shubashada kararka hadalka ee (Prepaid-ka).

Read More »

SAAXIIB-KAY AYAA EMAIL, AAKHIRO IIGA SOO DIRAY !! W/Q:Qareen / Khadar Aar‏

0 Visits: 2045 | Wednesday March 23, 2016 - 02:31:54
Wakhti kasta oo aad firaaqo hayso waxa jeceshahay in aad Furato Computarkaga , adigoo raba Warar amma Barnamijyo adiga kuu gaar ah in aad ka fiirsato . hadaba markii u horaysay ee aad furtay Emailkagii ,si kadiisa ma u aragtay oo Isha ma ku dhufatay Email uu Akhiro kaga soo diray Saxiibkagii Qaaliga…

Read More »

Waxgaradka Beesha Celi Cumar oo socdaal kumaray degaanadu beesha degto (Warbixin+Sawiro).

0 Visits: 4026 | Sunday March 13, 2016 - 03:34:42
Gudi ka kooban Culimada, Aqoonayahanada, Dhaqanka, siyaasiyiinta, Haweynka iyo dhalinyarada ayaa waxey socdaal taariikhi ah ee ku mareen dhamaan deegaanada ee beesha degta ee gobolka Shabeelada dhexe ee Soomaaliya.

Read More »