Sports

David Moyes oo isha ku hayo Toni Kroos kadib markii uu xalay wacadaro dhigay

0 Visits: 1321 | Thursday February 20, 2014 - 12:29:39
David Moyes ayaa waxa uu isha ku hayaa Ciyaariyahan Toni Kroos iyadoo xiddiga qadka dhexe ee Bayern Munich uu wacdaro dhigay kulankii ay Arbacadii Emirates Stadium kula kulmeen Arsenal.

Read More »

Herderson oo ku rajo weyn in uu noqdo kaptanka mustaqbalka dhaw ee liverpool

0 Visits: 1287 | Thursday February 20, 2014 - 11:47:16
Da'yarka kooxda liverpool iyo xulka england oo la hadlaayay tv-ga liverpool ayaa ku rajo weyn in sanadooyin ka dib uu noqdo halyeey sida gerrard oo kale.

Read More »

Neymar iyo Messi oo u hambalyeeyay taageyrayaasha barcelona

2 Visits: 3651 | Wednesday February 19, 2014 - 13:46:41
Ciyaaryahaanadda kooxda barcelona Neymar iyo Messi ayaa u sheegay taageyrayaasha kooxda barcelona xasuuqi ay ka gaysteen itihad stadium taageyradda ay u hayaan jamaahiirta barcelona.

Read More »

Gerrard oo ka hadlay rigooradi xalay ee Barcelona loo dhigay

0 Visits: 1943 | Wednesday February 19, 2014 - 13:40:14
Halyeeyga kooxda liverpool ahna kabtanka kooxda ayaa ka hadlay rigoorada xalay loo dhigay kooxda barcelona waxa uu yiri gerrard in ay ahayd mid lagu dag dagay garsoorahana uu go'aan gurba qaatay.

Read More »

Cayaaraha is dhaxgalka sports-ka ee goboladda dalka oo dagmada afgooye ka billaawday "Sawirro"

1 Visits: 1734 | Wednesday February 19, 2014 - 13:27:51
Cayaarahaan oo loogu magacdaray mideenta iyo is dhaxgalka sports ee goboladda dalka ayaa waxa ay ka billaawbatay dagmada Afgooye ee Gobolka Shabeeladda dhexe.

Read More »

Maxaa kala heysta caawa Barcelona iyo Man City "Ciyaar xiiso leh"

1 Visits: 2573 | Tuesday February 18, 2014 - 11:29:04
Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Man City iyo Barcelona Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 10:45pm habeenimo.

Read More »

Arsene wenger oo ka hadlay bandhigga Balotelli rabana in uu arsenal keeno

0 Visits: 2658 | Tuesday February 18, 2014 - 11:00:30
Macalinka Arsenal ayaa meesha ka saaray in uu balotelli yahay ciyaaryahan ah mid anshax daran sidaa darteed waa nagu waajib hadii aa nahnay arsenal inaa qirno bandhigga cajiibka ah ee balotelli sida laga soo xigtay arsene wenger.

Read More »

Pep Guardiola: "Arsene Wenger koodiisa waa koox wanaagsan xushmad ayaana u heynaa"

0 Visits: 1942 | Tuesday February 18, 2014 - 10:37:12
Tababaraha Bayern Munich Pep Guardiola ayaa shaaciyay ka hor kulanka habeen dambe ay la ciyaarayaan Arsenal asagoona tilmaamay in uu xushmada weyn u hayo macalin Arsene Wenger iyo kooxdiisa.

Read More »

Man United iyo Real Madrid oo isha ku hayaan Ciyariyahan Eliaquim Mangala

0 Visits: 1431 | Tuesday February 18, 2014 - 10:13:58
Manchester United iyo real madrid ayaa u xusul duubanaya dalabkooda daafaca France iyo Porto Eliaquim Mangala.

Read More »

Mourinho: "lagama yaabo inay mar kale isoo gaarto guul-darro"

0 Visits: 1586 | Tuesday February 18, 2014 - 09:51:35
Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay in uu iska ilaalin doono wax guul daro ka dib kulan fa-ga ee man city 2-0 ku garaacday.

Read More »

Zlatan ibrahimovich oo ka hadlay kulan ay la dheeli doonaan b/laverkusen caawa

0 Visits: 1435 | Tuesday February 18, 2014 - 09:27:02
Ciyaaryahan reer swedish iyo kooxda psg ayaa asigoo wareysi siinaayay tv sport ee ka soo baxa magaaladda paris ayuu ciyaaryahankan ku faanay in ay ka guulaysan doonaan psg .

Read More »

Mourinho oo isha ku hayo saxiixa laba ciyaariyahan ka hor koobka aduunka

0 Visits: 1484 | Sunday February 16, 2014 - 14:17:48
Jose Mourinho ayaa qorsheynaya in uu dhameystiro saxiiyada labada ciyaariyahaan oo kala ah Edinson Cavani iyo Luke Shaw ka hor inta uusan bilaaban Koobka Aduunka.

Read More »

Ciyaariyahan laba gool u dhaliyay todobaankan Baren Munich oo maqnaandoono kulanka Arsenal

0 Visits: 5074 | Sunday February 16, 2014 - 14:17:45
Kubad sameeyaha Bayern Munich Xherdan Shaqiri ayaa seegi doona kulanka todobaadkan ay kooxdiisu Champions League ku wajahi doonto Arsenla kaddib markii daawac uu kasoo gaaray Bowddada kulankii Freiburg.

Read More »

FA CUP-ka, Hanki Mourinho oo Taako loo Dhigay

0 Visits: 1538 | Saturday February 15, 2014 - 20:33:37
Kooxda Manchester ayaa caawa guul ka gaartay naadiga Chelsea kulan ka tirsan FA Cup oo ay ku soo dhaweeyeen garoonkooda Etihad Stadium, ciyaar ku dhammaatay 2-0, waxaana Blues laga cirib tiray gabi ahaan koobka FA.

Read More »

Cayaar Xiiso badan: (Chelsea Vs Man City Maxaa kala heysta?)

0 Visits: 1618 | Saturday February 15, 2014 - 14:39:18
Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Chelsea iyo Man City Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 8:15pm habeenimo.

Read More »

Layaabka Ciyaaraha iyo hadal heynta xulka gabdhaha Iran kadib markii lagu arkay afar nin oo katirsan xulkaasi

0 Visits: 1642 | Saturday February 15, 2014 - 13:50:05
Wargayska lagu magacaabo Telegraph ee kasoo baxa Dalka England ayaa faafiyay arin yaab gilisay caalamka taa oo ah in la arkay afar nin oo ka tiran xulka gabdhaha ee wadanka Iran.

Read More »

Barcelona:"Leo Messi iib ma ahan"

0 Visits: 2309 | Thursday February 13, 2014 - 16:07:44
Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay in kooxda aysan marnaba iibin doonin Lionel Messi islamarkaana uu heshiis cusub saxiixi doono dhawaan.

Read More »

Kooxaha waaweyn ee Yurub iyo Xidigaha ay daneenayaan

0 Visits: 1857 | Thursday February 13, 2014 - 16:06:23
Barcelona Xiiseyneysa David Luiz Barcelona ayaa muhiimad weyn saari doonta sidii ay xagaagan u soo heli laheyd saxiixa daafaca kooxda Chelsea David Luiz. Xigasho: Daily Mirror

Read More »

Moyes oo isha ku hayo daafaca Juventus iyo Vidic oo la burin rabo

0 Visits: 1477 | Thursday February 13, 2014 - 13:40:24
Tababaraha kooxda Man United ayaa waxa ay diirada u saran taahy Daafaca u ciyaara Kooxda Juventus Ninka lagu magacaabo Martin Cáceres ayadoona lala xiriirinayo in uu badal u noqdo Kabtanka kooxda Manchester United ee Nemanja Vidic.

Read More »

Tata Martino: "Waan Ku Faraxsanahay Inaan Gaarno Final-ka Copa Del Rey"

0 Visits: 2978 | Thursday February 13, 2014 - 13:38:19
Tata Martino Tababaraha kooxda Barcelona Tata Martino ayaa ka hadlay bar barihii ay lagaleen kooxda Real Sociedad oo ay marti u ahaayeen isagoo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inay gaaraan Finalka Copa del Rey.

Read More »

Imisa jeer ayay Real iyo Barca isku arkeen Finaka Copa del Rey (Taariikh)

0 Visits: 4064 | Thursday February 13, 2014 - 13:31:49
Kadib bar bar dhicii Real Sociedad ee xalay Barcelona ayaa 3-1 isku cel celis ahaan ku soo gaartay final-ka Copa del Rey waxaana ay wajihi doonaan Real Madrid.

Read More »

Wojciech Szczesny Oo Ka Xun Bar Barihii Ay La Galeen Man United.

0 Visits: 1504 | Thursday February 13, 2014 - 10:41:32
Goolhaya Arsenal Wojciech Szczesny ayaa ka hadlay bar barihii ay lagaleen kooxda Man United xalay isagoo sheegay inuu aad uga xun yahay bar barahaas sidoo kale wuxuu sheegay inay ka faa,idaysan waayeen fursado fiican oo ay heleen ciyaarta.

Read More »