Sports

Ciyaar xiiso badan leh oo caawa ka dhaceysa Old Trafford

0 Visits: 1987 | Tuesday November 18, 2014 - 13:59:17
Waxaa caawa kulan xiiso badan yeelan doona labada xul ee Argentina iyo Portugal oo ay kala hogaaminayaan labada laacib ee aduunka ugu fiican Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo kulankaan ayaa ah mid sxbnimo waxaana uu ka dhici doonaa garoonka masraxa riyada ee kooxda Man United Old Trafford.

Read More »

Leonel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo tababar adag qaadanaya + Sawirro

0 Visits: 2176 | Sunday November 16, 2014 - 23:24:09
Labada ciyaaryahan ee Leonel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa waxaa u bilowday tababarro adag oo midba kan kale uu isaga difaacayo kahor inta aanay isaga hor imaan ciyaaro dhex maraya labada kooxood ee ay u ciyaaraan.

Read More »

Xulka Argentina oo quusiyay dhigiisa Croatia

0 Visits: 1737 | Thursday November 13, 2014 - 14:01:16
Tevez wuxuu badal kusoo galay ciyaarta qeybaheedii dambe, waxaana lagu badalay Sergio Kun Aguero, waana markii ugu horeysay oo uu matalo xulkiisa tan iyo 2011.

Read More »

Xoghaye Kuwataro: "Shirkadda Albayrak dhaqaalaha ay ku faantay inay soo xareysay waxaa ka mid ahaa kharaj uu lahaa naadiga Isboortiga Dekedda Muqdisho"

0 Visits: 1543 | Wednesday November 12, 2014 - 19:20:50
Waxaa sii kordhaya cabashooyinka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee iyagu ka shaqeysan jiray Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, tan iyo markii dowladda Federaalka ay ku wareejisay shirkad Turkiga laga leeyahay oo lagu magacaabo Albayrak, waxaana iminka qarka u saaran in naadigii Isboortiga Dekedda…

Read More »

Wax ka ogoow tobanka xidig ee ugu gool dhalinta badan Champions League‏

0 Visits: 2453 | Thursday November 06, 2014 - 13:13:56
Gool dhalinta horyaalka Yurub ugu xiisaha badan ee Champions League waxaa heystay iskoorkiisa laacibki hore ee kooxda Real Madrid Raul isagoo mudo dheer rikoorkaas la gaari waayay maadaama 71 gool uu ka dhaliyay dhamaan kulamadii Champins League.

Read More »

Xiriirka Karateyga iyo Takewanduga Soomaaliya oo shirka sanadlaha ku yeeshay Muqdisho

0 Visits: 1574 | Tuesday November 04, 2014 - 10:40:28
Guddoomiyaha xiriirka ayaa dhanka kale sheegay in Xiriirka uu qorshaynaayo in uu bilaabo ciyaaro Iskuulada iyo Jaamacadaha dalka oo uu xiriirka doonaayo in uu ka soo saaro ciyaartoy da'yar oo mustaqbal ku yeesha ciyaarta Takewanduga.

Read More »

Mid kamid ah macalimiinta K/Cagta Talyaaniga oo ciyaaraha ka fariistay

0 Visits: 1595 | Sunday November 02, 2014 - 21:21:09
Macalinkii hore ee Xulka qaranka Talyaaniga iyo kooxda Juventus Marcello Lippi ayaa Maanta ku dhawaaqay in uu soo gaba gabeynayo shaqada maadaama sida uu yiri da ahaan uu aad u gaboobey.

Read More »

Kooxda Chelsea oo iibsatay laacib Soomaaliyeed

0 Visits: 3198 | Saturday November 01, 2014 - 21:20:16
Wiilkan oo 17 jir ah ayaa boggiisa Twitter-ka soo dhigay muuqaal muujinaya isaga oo saxeexaya heshiiska, waloow uusan faahfaahinin tibxaha heshiiska iyo mudada uu taxnaan doono.

Read More »

Hordhaca kulanka xiisaha badan ee Liverpool iyo Real Madrid, CR7 oo doonaya gool Anfield uu ku dhaliyo‏

0 Visits: 2444 | Wednesday October 22, 2014 - 11:49:56
Caawa waxa isku dhagan laba naadi oo magac iyo taariikh weyn ku leh Champions League waxayna ku kulmi doona garoonka Anfield Road waana marka ay Liverpool soo dhaweyso kooxda Real Madrid oo ah difaacdayaasha tartankaan.

Read More »

Kulanka El Clasico oo markii ugu horeysay laga daawanayo Caalamka

0 Visits: 2234 | Friday October 17, 2014 - 20:04:33
Suuragal waxaa ah Barcelona ineysan lugta labaad ee El Clasico ciyaarin maxaa yeelay waxaa codeyn loo qaadayaa dhawaan iney ka go'do Spain.

Read More »

Leonel Messi, Neymar iyo Angel Di Maria oo ka degay Beijing + Sawirro

0 Visits: 2333 | Wednesday October 08, 2014 - 21:31:29
Qaar ka mid ah ciyaaryahanada ugu laacibsan kooxaha caalamka ayaa ka degay magaalada Beijing ee dalka China, waxaana wafdigaas oo uu hoggaaminayo laacibka reer Argentin Leonel Messi si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaaladaasi.

Read More »

Xulka Talyaaniga oo u yeeray ruug cadaaga Andrea Pirlo (Waa maxay sababta?)

0 Visits: 2584 | Monday October 06, 2014 - 20:50:52
Ciyaaryahanka Juventus Pirlo ayaa rabay inuu ka fariisto ciyaaraha xulkiisa laakiin waa uu badalay go'aankiisa kadib markii Antonio Conte lagu badalay Cesare Prandelli.

Read More »

Maxaa kala heysta Mourinho vs Wanger Lugta 7 ee Horyaalka Ingiriiska?!!

0 Visits: 2513 | Saturday October 04, 2014 - 13:27:07
Waxaa usbuucaan hadii Alle idmo ka qabsoomi doona Qaar ka mida Garoomada Kala duwan ee Magaalooyinka Dalka Ingiriiska Kulamada Lugta 7 ee Wareega 1aad ee Horyaalka ingiriiska 2014-2015 waxaana kulanka Fiirada gaarka ah loo ,leeyahay uu u dhaxeeyaaa Kooxaha ka wada dhisan caasimaada London ee Chelsea…

Read More »

Ciyaarihii ugu xiisaha badnaa ee horyaalka Champions League oo la ciyaarayo caawa iyo habeen dambe

0 Visits: 2743 | Tuesday September 30, 2014 - 15:13:18
Waxaa caawa vs habeen danbe la Ciayarayaa Hadii Ale idmo Lugta 2 ee Champions Liguae 2014-2015 waxana kulmada dhici doona ka dhe xmuuqda kuwa adag oo si gaara loo sugayo.

Read More »

Maxaad ka taqaan liiska gool dhaliyeyaasha horyaalka Premier League?!!

0 Visits: 2686 | Monday September 29, 2014 - 16:25:51
Laacibka Wayne Rooney ayaa ka sara maray Thierry Henry waxaana uu noqday ciyaaryahanka seddexaad ee ugu goolasha badan Premier league. Goolkii uu West Ham ka dhaliyay ayaa ahaa kiisii 176 aad ee Premier league.

Read More »

Aasaasihii Olympic-ada Soomaaliya oo Dowladda Federaalka kula taliyay inay Sportiga u adeedsadaan soo celinta nabadda + Sawiro

0 Visits: 1592 | Sunday September 28, 2014 - 09:56:04
Aasaasihii guddiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS Mr. Ali Omar Sheegow ayaa ugu baaqay Dowladda federaalka Soomaaliya iney Sportiga u adeegsadaan soo celinta nabadda dalka Soomaaliya,isagoo u sheegay in kaalin muhiim ah ka qaadan karo arintaasi.

Read More »

Kooxaha Arsenal iyo Tottenham oo caawa isku arkaya ciyaar xiiso badan

0 Visits: 1770 | Saturday September 27, 2014 - 12:47:34
Arsenal ayaa gurigeeda ku sugeysa caawa fiidkii kooxda ay sida weyn u xafiiltamaan ee ka dhisan waqooyiga Magaalada London Tottenham Hotspur kuwaas oo raadinaya guushii ugu horeysay tan iyo November 2010.

Read More »

Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ganaaxyo dul dhigay masuuliyiin iyo kooxo

0 Visits: 1721 | Saturday September 20, 2014 - 12:17:10
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta soo saaray wareegtooyin kala duwan oo xambaarsan ganaaxyo la dul dhigay lix ka mid ah maamullada kooxaha dalka, sidoo kale waxa la ganaaxay kooxaha Gaadiidka iyo Jeenyo United iyo Dekedda.

Read More »

Carlo Ancelotti oo rajo ka muujiyay kooxaha rikoorka cusub dhigi kara

0 Visits: 2378 | Monday September 15, 2014 - 18:38:48
Carlo Ancelotti ayaa u arka kooxaha Chelsea iyo Bayern Munich iney ku guuleysan karaan sanadkan tartanka Yurub balse Barcelona meesha wuu ka saaray isagoo la hadlayay Corriere dello Sport .

Read More »

Manchester United vs Queen's Park Rangers‏

0 Visits: 5136 | Sunday September 14, 2014 - 16:05:19
Kooxda Man United ayaa galabta soo dhaweyn doonta kooxda Queen's Park Rangers iyadoo baadigoobeysa guusheedii ugu horeysay horyaalka Ingiriiska xagaagan xili ay kooxda soo qaadatay ciyaartoy xoog leh oo qiimo badan ku kacay waxaase looga fadhiyaa ineey kooxda ka qaadaan abaarta guul la'aanta…

Read More »

Is reeb reebka koobka Euro 2016 iyo kooxaha toddobaadkan u soo baxay

2 Visits: 2289 | Wednesday September 10, 2014 - 16:51:03
Waxaa garoomada dalalka Yurub ka dhacay kulumada Xulalka ay ugu soo baxayaan isreeb reebka koobka Euro 2016 ee lagu qabanayo France, iyadoo la shaaciyay kooxaha ugu horeeya ee toddobaadkaan soo baxay.

Read More »

Qaramada Midoobay oo shaacisay sida lagu soo celin karo Nabadda Soomaaliya + Sawirro

0 Visits: 2104 | Monday September 08, 2014 - 18:35:19
Xafiiska Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya ayaa sheegay horumarinta isboortiga Soomaaliya inuu qeyb weyn ka yahay soo celinta nabada iyo kala dambayntii luntay.

Read More »