Siyaaro

(Nasashada Jimcaha) Siyaaradi Macalin Da’ud Macalin Nuur ee Degmada Warsheekh (Sawiro)

0 Visits: 2608 | Friday August 22, 2008 - 12:01:23
Waa markale iyo Maqaalkeeni aan ugu magac darnay Nasashada jimcaha oo Jimco waliba aan idinku soo bandhigo Qormada Nasashada oo aan ugu talagalnay in ay Aqristayaasheena kala qeyb qaadato Nasiinada Siidul Ayaamka (Jimco)..

Read More »

Aaska Sheekh Abbe Iyo Culuma’udiinki Kasoo Qeybgalay (Daawo Sawirada)

0 Visits: 7173 | Tuesday August 19, 2008 - 20:51:35
Allaah Unaxariistee waxa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Lagu aasay Sheekhi weynee ee Culimada Ahlusuna Waljamaac Soomaaliye Sheekh Maxamed Sheekh Axmed oo loo yaqiin Sheekh Abba,

Read More »

Siyaaradi Sheekh Maxamed Bin Faqih Abubakar (Sheekh Faqay Aboor) Daawo,Sawiro

0 Visits: 3722 | Tuesday August 19, 2008 - 14:04:38
siyaaradii caalimka weynaay al waliyul mucadam sheekh maxamed bin faqih abuubakar al sheekhul faadil al qudhbul kaamil al mulaqab (sheekh faqay aboor) oo shalay taariikhdu ahayd 17.8.2008 bisha shacbaan ahayd 15.8.1429 lasoo gabagabeeyey.

Read More »

Mu’tamarkii 4aad ee Alu Sunna Waljamaca ee Magalada Gothenburg oo la soo gabagabeyey...

0 Visits: 2473 | Sunday August 17, 2008 - 21:07:41
Waxaa shalay galab lagu soo gababgabeeyay magaalada Gothenborg ee dalka Sweden kulan diimeedkii lagu qabtay sannadkii afraad ee Alu Sunna Waljamaaca kaasoo shalay ay ahayd maalintiisii labaad.

Read More »

IXTIFAALKA XUSKA ISRAA WALMICRAJ OO LAGU QABTAY Göteborg SWEDEN (SAWIRO)

0 Visits: 2460 | Friday August 15, 2008 - 13:03:21
Sida caadada u ahayd Ahlu Sunna Wal Jamaac, waxaa xalay fidnimadii oo ay taariikhdu ahayd 29-07-2008 lagu qabtay Magaalada Göteborg, gaar ahaan Xaafadda Gårdsten Centrum, Xaflad aad u ballaaran, si xeer sare ahna loo agaasime oo lagu maamuusayo "Mucjizada Israa'ga iyo Micraaj".

Read More »

(Nasashada Jimcaha) Siyaaradi Xaaji Maxamud (Sirmaqabe) Ee Warsheekh (Sawiro).

0 Visits: 3899 | Friday August 08, 2008 - 20:50:11
Waa markale iyo Nasashada Jimcaha oo had iyo goor aad naga sugtaan Qormadeeni aan ugu Magac darnay Nasashada jimcaha oo ugu talagalnay in ay noqoto Nasiinada Aqristayaasha inagoo kusoo qaadan doono hadba qormadaan is leenahay aqristyaasha taariikh iyo xusuus ayeey ku beeri doontaa.

Read More »

Mutamarkii 4aad ee Caalimiga ahaa ee Ahlusunna waljamaaca oo Shalay lagu soo gebagebeeyey Magaalada Stockholm ee Waddankan Sweden.

0 Visits: 1624 | Friday July 25, 2008 - 20:19:16
Waxaa Shalay oo Isniin aheyd oo ay Taariikhduna ku beegneyd 30/06/2008 lagu soo gunaanuday ama lagu soo gebagebeeyey Tenesta träff ee Magaalada Stockholm ee Waddanka Sweden Mutamarkii 4aad ee Ahlusunna waljamaaca oo socday Intii u dhexeeysay 27-30/06/2008.

Read More »

Siyaaradii Caalimiinta shiikh Cali samatar iyo Sh.Cali Cilmi yare ee Magaalada Kampala (Sawiro)

0 Visits: 3744 | Friday July 25, 2008 - 19:50:52
Siyarada labada shiikh ee caanka ah allaha u wada naxariistee waa shiikh Cali samatar iyo Sh.Cali Cilmi yare Oo ka qabsoontay magaala madaxda dalka Uganda Ee Kampala.

Read More »

Siyaartii Sheekh Uweys Al-qaadiriyah oo lagu soo gebegebeeyey Magaalada Muqdisho ee Waddanka Soomaaliya

0 Visits: 4989 | Friday July 25, 2008 - 19:38:41
waxa maanta oo bishu tahay 31 maarso maalin isniin ay tahay waxaa magaalada muqdisho lagu qabtay

Read More »

Sidee looga Xusay Maalinta uu dhashay Nabigeeni Muxamad (C/S/W) Baydhabo (Daawo Sawiro)

0 Visits: 3396 | Friday July 25, 2008 - 19:38:10
Waxa guud ahaan Gobolada Dalka Soomaaliya manta si weyn looga xusay Maalinta 12 mowliid oo ku began maalinta uu dhashay Nabi Muxamad C/S/W. Gobolada Bay iyo Bakool ayaa maanta waxa ka jiray Xaflado waaweyn kuwaasi oo lagu weyneenaayo maalinta uu Dhashay Rasuulkeena Muxamad (NNKH)

Read More »

SideeLoogu Xusay Dhalashada Nabigeena Muxamad (SCW) Dalka k/Africa. (Daawo Sawiro

0 Visits: 3371 | Friday July 25, 2008 - 19:31:04
Magaalada cape town ee dalka k/africa ayaa waxa si aad ah loogu xusay Munaasabada Qiimaha iyo qaayaha badan ee Dhalashada Suubanaha (CSW), munaasabadaan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacday xaafada belveille ee magaalada cape town ee soomalida si weyn u degto.

Read More »

Sidee looga Xusay Dhalashada Nabi Muxamad (CSW) Magaalada Boorame (Daawo Sawiro)

0 Visits: 3459 | Friday July 25, 2008 - 19:29:30
Magaalada Boorame ee Maamulka Soomaliland ayaa waxa si aad ah loogu xusay Munaasabada Qiimha badan ee Dhalashada Suubanaha (CSW), ee ku aadaneed 12 Bisha Mowliid ee Sanadka Hijriyada.

Read More »

Sidee looga Xusay Dhalashada Nabigeena Muxamada (CSW) Magaalada Gaalkacyo (Sawiro)

0 Visits: 3705 | Friday July 25, 2008 - 19:26:28
Gaalkacyo: Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta waxaa ka dhacay banaan bax qayb ka ah u dabaal daga maalinyta dhalashada Nabigeenna Suban SCW oo ka dhacaysa qayb badan oo dunida ka mid ah.

Read More »

Sidee looga Xuay Maalinta uu dhashay Nabigeeni Muxamad (C/S/W) Muqdisho (Daawo Sawiro)

0 Visits: 3907 | Friday July 25, 2008 - 19:16:29
Habeenimadi Xalay oo taariikhda Hihirga ay ku beegneed 12 Bisha Mowliid oo ah Maalinta uu dhashay Nabigeena Muxamad (CSW) ayaa Masjidyada iyo Guryaha waxa lagu sameeyay Ixtifaalku ugu weynaa ee loogu dabaal dagayo Dhalashada Nabigeena Muxamada (C/S/W) taasow lagu qabtay Dhamaan Daafaha Caalamu Islaamka.

Read More »

Siyaaradi Qudubkii “Sheekh C/raxman Suufi” oo Shalay Lasoo Gabagabeyay (Daawo Sawiro) { 07 Mar 2008}

0 Visits: 5878 | Friday July 25, 2008 - 19:13:17
Waxa maalinimadi Shalay Daafaha Caalamka Lagu qatimay Siyaaradi Weyneed ee Caalimka Islaamka ee Soomaaliyeed Sheekh C/raxman Sheekh C/llaahi "Sheekh C/raxman Suufi Almaqdishi"oo ku Magac Dheeraa (Qudbul Banaadir).

Read More »

Nasashada Jimcaha "Sidee Buu Udhacday Aaska Sheekheena Sheekh Axmed Gabale"

0 Visits: 4670 | Friday July 25, 2008 - 14:29:33
Aqristayaasha Qiimaha iyo Qaayaho lahow Waa bahda shabakada warsheekh oo markale dib idinkugu Bilaawday Maqaalki aan ugu magac darnay,(Nasashada Jimcaha) taa oo hakad dheer kadib maanta aan dib ubilaawnay iyadoo isla maantana aan kusoo qaadan doono qormo aan uga hadleeno, " Aaska Sheekheeni Sheekh Axmed…

Read More »

Siyaaradii 27aad ee Caalimkii Weynaa Sh: C/man Sh: Cumar iyo tii 8aad ee Sh: Muxumed Sh: C/raxman 1429H iyo 2008

0 Visits: 3925 | Wednesday July 23, 2008 - 20:18:05
WARSHIIKH, SOMALIA x 14/12/1428h-24/12/2007. Taariikhda kor ku xusan ayaa waxa ay tahay mid fac weyn isla markaan ruux waliba oo ay ku dheertahay xadaarada diinka islaamka gaar ahaan soomaaliya waxa durba oo xasuusanayaa xiliyadaani in ay tahay Siyaaraadka qaar ka mid ah Culimada Ahlu Suna Waljamaac…

Read More »

Siyaaradii 26aad ee Caalimkii Weynaa Sh: C/man Sh: Cumar iyo tii 7aad ee Sh: Muxumed Sh: C/raxman 1428H iyo 2007

0 Visits: 4105 | Wednesday July 23, 2008 - 19:40:06
Siyaaradii caalimiintii weynaa ee caarifiinta ahaa Sh. C/raxmaan Sh. Cumar iyo Sh. Max'ed Sh. C/raxmaan ayaa ka dhacday meela badan oo adduunka ka mid ah, Iyadoo ixtifaalka ugu waynaa uu ka dhacay halka ay ku aasan yihiin mashaaiqda oo ah Deg-Warshiikh ee G/sh/dhexe oo 60 Km dhinaca bari Muqdisho…

Read More »

Siyaaradii 25aad ee Caalimkii Weynaa Sh: C/man Sh: Cumar iyo tii 6aad ee Sh: Muxumed Sh: C/raxman 1427H iyo 2006

0 Visits: 4377 | Wednesday July 23, 2008 - 19:09:46
WARSHIIKH, SOMALIAx 14/12/1426h-14/01/2006. Waxaa ka dhacay degmada warshiikh ee duleedka gobolka shabeelaha dhexe siyaaradi weyneed ee masha'iqda ahlu sunada wal jamaaca ee SHEEKH C/RAXMAN BIN SHEEKH CUMAR IYO SHEEKH MUXUMED BIN SHEEKH C/RAXMAN

Read More »

Siyaaradii 24aad ee Caalimkii Weynaa Sh: C/man Sh: Cumar iyo tii 5aad ee Sh: Muxumed Sh: C/raxman 1426H iyo 2005

0 Visits: 3324 | Wednesday July 23, 2008 - 16:18:26
Kulan diimeedkan lagu xusayay shiikha weyn shiikh c/raxman shiikh cumar iyo Sh. Muxumed shiikh c/raxman oo isna ah shiikh caalim ah oo Shiikh Cabdi wiilkiisa ah.

Read More »

Siyaaradi Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed 14/12/1426h-14/01/2006.

0 Visits: 1521 | Friday July 18, 2008 - 16:23:42
SOMALIAx 14/12/1426h-14/01/2006. Waxaa ka dhacay degmada Warsheekh ee duleedka gobolka shabeelaha dhexe siyaaradi weyneed ee masha'iqda ahlu sunada wal jamaaca ee SHEEKH C/RAXMAN BIN SHEEKH CUMAR IYO SHEEKH MUXUMED BIN SHEEKH C/RAXMAN

Read More »

Siyaaradi Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman 2005

0 Visits: 2163 | Friday July 18, 2008 - 16:05:57
Kulan diimeedkan lagu xusayay shiikha weyn shiikh c/raxman shiikh cumar iyo Sh. Muxumed shiikh c/raxman oo isna ah shiikh caalim ah oo Shiikh Cabdi wiilkiisa ah.

Read More »